1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Muqdisho (Sawirro) Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad sidday Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hoggaaminayo. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro Ka Tirsan IGAD Oo Soo Gaaray Muqdisho Wasiiro ka tirsan urur goboleedka IGAD ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho oo maanta lagu qabanayo shir madaxeedka dalalka ku bahoobay ururka IGAD. Wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka Kenya,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qodob Oo Diiradda Lagu Saari Doono Shir Madaxeedka IGAD Ee Ka Furmaya Muqdisho Maanta oo Talaado ah waxaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir madaxeedka dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD, kaasi oo arrimo dhowr ah looga hadli doono. Shirkan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Sax Ma Ahan In Qof Doonaya Inuu Qabto Xilka Ugu Sareeya Dalka Inuu Jagadaasi Ku Raadiyo Aflagaado” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay doorashooyinka la filayo in dhowaan dalka ay ka dhacaan, isaga oo sheegay in caalamka uu eegayo biseyl siyaasadeedka la gaaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Adkeysay Amniga Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aad ah u adkeysay amniga guud ee magaalada Muqdisho, maadaama maanta magaalada uu ka furmayo shir madaxeedka IGAD. Magaalada oo dhan waxaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka IGAD Oo Maanta Ka Furmaya Magalaada Muqdisho Madaxda waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD ayaa laguu wadaa inay markii ugu horeysay ay magaalada Muqdisho ku qabtaan shir madaxeedkooda, tan iyo markiii ururkan la aasaasay 1986-kii. Shir…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Soomaaliyeed Oo Ciidaya Iyo Dowladda Oo Waddo Xirasho Umadda Kula Ciidday Magaalada Muqdisho iyo dhammaan gobollada dalka ayaa weyn looga ciidday munaasibadda Ciidul Adxa oo ah mid ka mid ah ciidaha Islaamka. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh, guddoomiyaha baarlamaanka iyo madax kale…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hadliye: Shirka IGAD Berri Oo Talaado ah Ayuu Dhacayaa Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cumar Hadliye ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay in shir madaxeedka IGAD uu dhacayo maalinta Talaadada ah. “Shirka IGAD waxaa uu dhacayaa berri oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War ARAGTI: Waxaan U Baahanahay Mucaarad Xil kas Ah 10kii Sebtembar ayey ahayd markii Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu dhamaaday waqtigii loogu dhaariyey xafiiska madaxweynenimada Soomaaliya. Waxaa sidoo kale uu dhamaaday waqtigoodii xubnaha baarlamaanka…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Goobjoog: Sharci Ahaanshiyaha Sii Joogista Madaxweyne Xasan Sheekh 10-ka September Kadib Goobjoog Fm ayaa qabatay dood ku aadan muddada xil haynta madaxweyne Xasan Sheekh ee 10-kii bishan ku beegnayd Afartii sano ee xilka madaxweynenimo loo doortey. Dooddan waxaa ka qeybgalay Ra’iisul…