2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socda Dowladda Federaalka, IGAD Iyo Waxgarad Ku Kulmay Jowhar Kulan ay isugu yimaadeen Wakiillo ka socday wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Federaalka, IGAD iyo Odayaal dhaqameed ayaa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Kulankani ayaa ahaa mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidan Oo Ku Yaalla Magaalada Mombasa, Kenya Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday saldhig ay ciidanka Kenya ku leeyihiin magaalo xeebeedka Mombasa, halkaasi oo khasaare uu ka dhashay. Saddex haween ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saameynta Ganacsiga Ku Yeeshay Xiritaanka Waddooyinka Muqdisho Waxaa si teelteel ah u shaqeynaya goobihii ganacsiga ee ku yaalay hareeraha waddooyinka xiran ee magaalada Muqdisho. Muuqaal ahaan marka aad eegto wadada Makka Almukarrama oo ka mid ah waddooyinka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamullada Somaliland, Puntland oo la Kala Wareegay Maxaabiis iyo Gaadiid Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa la kala wareegay sideed ruux iyo hal gaari oo af duub muddo 20 bari ah loogu kala haystay magaalooyinka Burco iyo Garoowe. Sideedan ruux oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Baaq Ku aaddan Ka Qeybgalka Siyaadadda Geeska U jeedisay Urur Goboleedka IGAD Somaliland ka codsatay madaxda Urur-goboleedka IGAD oo todobaadkan shir uga furmayo magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya inay Somaliland siiyaan xuquuqda ay leedahay ee ka qayb qaadashada siyaasada geeska afrika. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Malaayiin Qof Oo Xujey Ah Ayaa Maanta Taagan Buurta Carafo Maanta oo Isniin ah, Malaayiin qof oo Muslimiin Xujey ah waxay taagan yihiin Buurta Carafo si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee Xajka. In Ka Badan Labo Milyan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madasha Ee Ka Socday Muqdisho Oo Lagu Kala Tegay Natiijo La’aan Magaalada Muqdisho waxaa maalintii Lixaad ka soconayey shirka madasha Wadatashiga qaran, kaasi oo looga hadlayey arrimo la xiriira doorashooyinka la filayo in dalka ay ka dhacaan. Waxaa soo baxaya warar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/raxmaan Faroole: Madaxweyne Xasan Sheekh Xilka Haku Wareejiyo Jawaari Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, haatanna ah musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaaliya ayaa ugu baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxmauud inuu xilka ku wareejiyo guddoomiyaha baarlamaanka.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Bill Gates oo Lagala Wareegay Naaneysta ah Shakhsiga Ugu Taajirsan Dunida Ganacsadaha reer Spain ee Amancio Ortega ayaa awood u yeeshay inuu hanti ahaan ka sara maro bilyaneerka reer Mareykan ee Bill Gates, isagoo kala wareegay naaneysta ah shakhsiga dunida ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Baqdaad Ilaa 5 qarax ayaa ka dhacay magaalada Baqdaad iyo hareeraheeda, cidna ilaa hadda ma sheegan laakin waxaa dalkaas ku xoog badan Daacish. In ka badan 12 qof ayaa ku dhimatay…