1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Mudug Ee Galmudug: Puntland Ayaa Diiddan Nabad Ka Dhalata Gaalkacyo Maamulka gobolka Mudug ee Galmudug ayaa ka hadlay dagaal beeleed dhowaan ka dhacay deegaanno ka mid ah gobolkaasi, isaga oo sheegay in dad gaar ah ay hurinayaan colaaddaasi. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhul-Gariir Ka Dhacay Tanzania Oo Dad Ku Dhinteen Bariga Afrika: Dhul-gariir ayaa ka dhacay dalka Tanzania, dhankeeda waqooyi , waxaa lagu qiyaasay ilaa 5.7. Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay halka 203 kale ay ku dhaawacmeen, sidaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Culimada Magaalada Gaalkacyo Oo Isku Qilaafsan Qiblada Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa maalmihii ugu dambeeyay ka jiray muran la xiriira halka ay jirto qiblada, taasi oo ay isku haysteen culimada ku dhaqan magaaladaasi. Waxaa hadda dood…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxbarasho La’aan Ka Jirta Magaalada Marka Ee Shabellaha Hoose Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in gabi ahaanba ay xirmeen goobihii waxbarashada magaaladaasi kadib dagaallo soo noqnoqday oo magaaladaasi ka dhacay. Guddoomiyaha magaaladaasi Xasan Cumar Macallin oo…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Sano Kadib: 8 Arrin Oo Lagu Xusuusan Doono Xasan Sheekh Maanta waxaa ay ku egtahay xilliga dastuuriga ah ee Madaxweyne Xasan Sheekh, 4 sano ayaa u go’day, hadaba su’aasha isweydiinta leh waa: Xasan Sheekh iyo Xukumadiisa maxay ka qabteen siyaasadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duubabka Dhaqanka Gobolka Sh/dhexe Oo Dowladda Federaalka Ugu Baaqay Inay Dib U Dhigto Shirka Maamul U Sameynta Kulan maanta ay isugu yimaadeen duubabka dhaqanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa ka dhacay magaalada Jowhar ee xarunta gobolkaasi. Odayaasha dhaqanka gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa kulankoodani ku dalbanayay in dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaafadaha Magaalada Muqdisho Oo Laga Mamnuucay In Maalmaha Ciidda Lagu Qalo Xoolaha War kasoo baxay Taliska ilaalada deegaanka Xamar waxaa lagu sheegay In maalmaha Ciidda aan Xoolaha Nool lagu qali karin xaafadaha magaalada Muqdisho, lana ogolyahay in lagu qalo oo kaliya Kawaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Turkiga Oo Markab Sida Raashiin Mucaawino Ah Usoo Dirtay Soomaaliya Markab gargaar ah oo ay saaran yihiin ilaa 11,000 tan oo raashiin ah ayaa Jimcihii shalay kasoo baxay dekadda Mersin ee koofurta dalka Turkiga, markabka ayaa la sheegayaa in uu kusoo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Waddoyinka Xiran Ee Muqdisho, Shirka IGAD Iyo Kan u Socda Madasha Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo ku aadan sababta loo xiray waddooyinka Muqdisho, shirka dhowaan ay madaxda IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Kasoo Barakacay Dagaallo Ka Socda Galgaduud Oo Soo Gaaray Gobolka Hiiraan Guddoomiyaha degaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan Xasan Makaraan Xasan (Barre) ayaa ka hadlay ku dhowaad 300 oo qoys oo ka soo barakacay sida uu sheegay degaanno ka tirsan gobolka Galgaduud,…