3 daqiiqo Sheeko:Dalka Nuur Axmed: Askariga Labada Dhinac Ka Fekaraya Ninkani magaciisa runta ah ma ahan Nuur Axmed balse waa mid uu dalbaday inaan ugu yeerno, waxa uu ka tirsan yahay ciidamada xoogga dalka, waana aabaha Saddex Caruur ah, noloshiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Deegaan u Diyaarinaya Soomaalida Kasoo Laabaneysa Qaxootiga Kenya Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in hadda ay wadaan qorsheyaal ay deegaan ugu diyaarinayaa dadka kasoo jeeda gobolladaasi ee kasoo laabanaya xeryaha qaxootiga dalka Kenya. Wasiirka wasaaradda beeraha maamulkaasi Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbahaysiga Xisbiyada Dalka: Madaxweynaha Iyo Ra’iisul Wasaaraha Waa Iney Xilalka Wareejiyaan Isbahaysiga xisbiyada dalka ka jira ayaa kulamo ay ku lahaayeen magaalada Muqdisho soo gebagebeeyay iyagoo ka soo saaray warmurtiyadeed ka kooban dhowr qodob. Kulamadaan ayaa diiradda lagu saarayay arrimaha doorashooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaraxyo Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Xuduudda Ay Wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya Wararka naga soo gaaraya xuduudda ay wadaagaan dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa sheegaya inay ka dhaceen qaraxyo. Qaraxyadani oo ahaa nuuca dhulka la geliyo ee meelaha fog fog laga hayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Iyo Siyaasiyiin Ku Baaqay In Dib Loo Dhigo Shirka Maamul U Sameynta Gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa dalbaday in dib loo dhigo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo qorshuhu yahay waqti aan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug: Cadaaladda Ayaan La Horkeeni Dadkii Ka Dambeeyay Dilalkii Ka Dhacay Caabudwaaq Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay shaqaaqo habeen ka hor ka dhacday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Wuxuu sheegay in dilalkii iyo dhaawacii loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Sheegay In Gobollada Dhexe Ka Bilaabayaan Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka ee dowladda federaalka Jeneraal Cali Baashir Maxamed Xaaji Cumar ayaa magaalada Cadaado ka sheegay in dhowaan ciidamadu ay qaadi doonaan tallaabo adag oo ku aadan dhulka…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye Oo Goobjoog News Uga Waramay Ajendaha Shirka Madaxda IGAD Ee Ka Furmaya Muqdisho Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo dhiirogelinta maalgashiga C/salaan Hadliye Cumar oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka warramay shirka la filayo in uu madaxda IGAD uga furmo magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Magaalada Muqdisho Oo Maanta Xiran Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Jimco ah waxay xireen inta badan waddooyinka Magaalada Muqdisho. Waxaa la arkayaa ciidamo u badan Nabad sugid oo isgoys walbo oo ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada: Waan Weynay Dad Ka Faa’iideysta Mashruuca Aada Dugsiyada Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa qiray in ay ka wasaarad ahaan waayeen dad ka faa’iideysta mashruucii aada dugsiyada. Wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Xaamud Cali Xasan oo maanta ka hadlayay xuska…