2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Degmada Cadaado Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Degmadaasi Taliska ciidanka Booliiska degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey howlgal ay ciidamadooda ka sameeyeen degmada Cadaado iyo deegaanno kale oo ku dhow degmadaasi. Taliye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Rag Hubeysan Oo Weerar Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Geystay Degmada Caabudwaaq, Galgaduud Dabley hubeysan ayaa fiidkii xalay waxay weerar ku qaadeen goob lagu shaaho oo ku taalla degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirtay.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Oo Ka Hadlay Sababta Dowladda Federaaka u Joojisay Qaadka Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xanibaad ku soo rogtay Qaadkii uga imaanayey dalka Kenya sababo ay ku sheetay in guddoomiyaha Meru, Peter Munya uu u isticmaalay ganacsiga olole lagu kala…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Kala Dhexgalay Maleeshiyaad Isku Hayey B/weyne Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka degaanka ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti ayaa gaaray xaafadda Howlwadaag ee magaalada Baladweyne halkaas oo 24-kii saac ee la soo dhaafay oo laga baqanayay inuu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo KaSoo Horjeestay Shirka Jowhar Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Dabageed ayaa dib ugu laabtay maanta oo arbaco ah magaalada Baladweyne ee xarunta gobalkaasi. Yuusuf Dabageed ayaa ka hadlay safarka uu kaga soo laabtay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsade Kasoo Jeeda Puntland oo Lagu Afduubay Duleedka Magaalada Burco Nin ganacsade ah oo ka soo jeeda Puntland laguna magacaabo Muuse Cabdalle Maxamed ayaa lagu afduubay isaga iyo gaari uu watay duleedka magaalada Burco ee gobolka Togdheer, sida ay xaqiijinayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Howlgallo Ka Dhan Ah Xarakada Al-shabaab Oo Ka Socda Degaanno Ka Tirsan Gobolka Baay Degaanno hoostaga degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa waxaa ka soconaya howlgallo lagu xaqiijinayo ammaanka oo ay wadeen ciidanka Koonfur Galbeed. Wararka ka imaanaya Qansaxdheere ayaa sheegaya in howlgallo ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Boqor Raabbi oo Sheegay In Laga Hor istaagay Gudashada Waajibaadka Xajka iyo Laanta Socdaalka oo arrintaa Ka Hadashay Laanta socdaalka Somaliland ayaa Airport-ka Hargeysa u diiday inuu ka dhoofo boqor Raabi Cabdilaahi oo ay sheegtay in gudaha madaarka uu kula kulmi lahaa masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Federaalka Soomaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Gedo Oo Sheegay In Dhowaan Ay Qaadi Doonaan Dagaallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka gobolka Gedo ee Jubbaland ayaa sheegay in si awood ah ay kula wareegi doonaan dhammaan deegaannada ka maqan gacanta maamulkaasi, islamarkaana ay ku sugan yihiin Xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Galgaduud Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Budbud ee gobolka Galgaduud. Dagaalkaan ayaa dhacay saqdhexe xalay, waxaana…