2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Wareegto Ku Joojiyay Awoodihiisa Dastuuriga Maalmihii Uga Dhimmanaa Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray ku joojiyay dhammaan awoodaha dastuuriga ah ee dowladiisa, arrintan waxaa ay imaneysaa iyadoo 5 maalin ka harsan tahay marka uu…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka 9 Qodob Oo Horyaalla Shirka Madasha Hoggaanka Qaran Ee Muqdisho Shirka madasha hoggaanka qaran ayaa ka furmay caasimadda Muqdisho, hadaba Goobjoog News waxaa ay akhristayaasha u soo gudbineysaa qodobbada horyaalla madasha oo ay tahay in ay go’aan ka gaaraan, waa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ammarkii Dowladda Federaalka Ku Hakisay Qaadka Oo Maanta Ka Dhaqan Galay Muqdisho Magaalada Muqdisho waxaa maanta si rasmi ah uga dhaqan galay ammar shalay ay dowladda Federaalka ku hakisay in dalka la keeno Qaadka ka imaanayey dalka Kenya. Suuqayada magaalada Muqdisho ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Ka Dhacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi goor dhow uu ka dhacay Qarax Miino ah kaasi oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Maanta Kusoo Dhacday Xaafado Ku Dhow Madaxtooyada Soomaaliya Ee Muqdisho Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa maanta kusoo dhacay xaafado ka tirsan degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafado ku dhow xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya. Afar Madfac oo Hoobiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho Maanta oo Talaado ah waxaa magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay shirka madasha Wadatashiga qaran, kaasi oo ay ka qeybgalayaan madaxda dowladda Federaalka kuwa maamul goboleeydada iyo mas’uuliyiin kale.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Obama Oo Baajiyey Kulan Uu La Yeelan Lahaa Dhiggiisa Philippine Madaxweynaha dalka Maraykanka Brack Obama ayaa ka noqday kulan uu horay ugu qorsheeyay in uu la qaato dhiggiisa dalka Philippine kadib aflagaado uga timid madaxweynaha dalkaasi. Obama ayaa go’aansaday in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 30 Qof Oo Ku Geeriyootay Weerar Ka Dhacay Dalka Afghanistan Waxaa sii Kor dhaya Khasaaraha ka dhashay Weeraro qaraxyo ah oo ka dahcay caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul, waxaan la xaqiijiyey in halkaasi ay ku geeriyootay 35 qof oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Sheegay In Aysan Awoodin Daminta Dagaal Beeleed Ka Jira Gobolkaasi Maamulka gobolka Hiiraan ayaa ka hadlay xiisad dagaal oo ka taagan dhanka galbeed ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Saameynta dagaal beeleedkani ayaa laga dareemayaa xaafadda howlwadaag ee magaalada…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharrax C/raxmaan C/shakuur “Shaqsi Ka Tirsan Gobolka Banaadir Ayaa Fujiyey Boorar Aan Ku Xayeeysiinayey Musharraxnimadeyda” Musharrax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur ayaa sheegay in la fujiyey Boorar uu isku xayeeysiinayey kuwaa oo lagu dhejiyey qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho. Wuxuu sheegay Musharraxa in markii la…