1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Hakisay Qaadkii Ka Imaan Jiray Kenya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in si KMG ah u joojisay dhammaan duulimaadyada qaadka ee imaan jiray Soomaaliya kana imaanaya dalka Kenya. Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya Cali…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Beeleed Khasaare Geystay Oo Ka Bilowday Gobolka Mudug Wararka laga helayo gobalka Mudug ee bartamaha dalkaan Soomaaliya ayaa sheegaya in dhanka waqooyi bari ee gobalkaasi uu ka socdo dagaal beeleed. Dagaalka oo u dhaxeeya Labo malleeshiyo beeleed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Shirka Jowhar Uu Si Rasmi Ah u Furmi Doono Maalinta Berri Ah Suldaan Axmed Rashiid Sheekh Shuceyb oo ah suldaanka duubabka dhaqanka gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News wuxuu kaga hadlay qabanqaabada shirka maamul u sameynta ee magaalada Jowhar ka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Madaxweyne Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweyne Sanadkaan 2016. Waxa uu sheegay Sharmaarke…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Ahlu-sunna Ee Dhuusamareeb Oo Ku Amray Gaadiidleyda Degmadaasi Iney Bixiyaan Lacago Canshuur Ah Maamulka degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa si rasmi ah maanta u sheegay in magaalada laga bilaabay qaadista canshuuraha baabuurta. Guddoomiyaha Ahlu-sunna ee magaalada Dhuusamareeb Cabdullaahi Axmed Barre ayaa warbaahinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiru Dowlaha Nabadeynta Somaliland oo Ka Hadlay Wadahadalada Khaatumo Wasiiru-dawlaha nabadaynta u qaabilsan Somaliland deegaanada Sool iyo Sanaag Cabdirashiid Xuseen Cabdulle ayaa rajo nabadeed ku tilmaama shir dhawaan dad ka soo jeeda deegaanadaas iyo xukuumadda Somaliland uga furmaaya magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland iyo Wafti uu Hoggaaminayo oo ku Waajahan Magaalada Laascaanood Wefti uu hogaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaa saaka u ambabaxaya magaalada Laascaanood halkaasi oo ay shalay ka dhaceen iska horimaadyo u dhaxeeyey ciidamada iyo dad shacab ah ee reer…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarado Dagaal Oo Duqeyn Ka Geystay Gobolka Shabellaha Hoose Diyaarado dagaal ayaa lagu soo waramayaa in habeenkii xalay ahaa ay duqeyn ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose. Wararka ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalay ay diyaaradahan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shil Sababay Khasaare Hanti Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Gaari nooca xamuulka qaada ayaa lagu soo waramayaa in saakay uu ku fariin goostay xarumo ganacsi iyo goobo la dhigyo gaadiidka oo ku yaalla degmada Dharkeenley ee magaalada Muqdisho. Qof…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ambassador Michael Keating Oo Rajo Ka Muujiyey In Doorashooyinka Soomaaliya u Dhacaan Si Xalaal Ah Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo la xiriira doorashooyinka la filayo in dalka ay…