1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Gobolka Hiiraan Oo Puntland Ugu Baaqay Inay U Soo Fasaxaan Hanti Kaga Xayiran Gaalkacyo Kadib kulan ay Baladweyne ku yeesheen ganacsatada gobalka Hiiraan ayaa waxay kaga hadleen xayiraadda Puntland ay ku soo rogtay isu gudbitaanka gawaarida ganacsi. Qaar kamid ah ganacsatadaan oo ka hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Shirka Ka Furmaya Jowhar Oo Ka Socda B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya inuu halkaasi ka soconayo dibadbax ballaaran oo ay ka qeyb galayaan dadweynaha magaalada. Bannaanbaxaan ayaa looga soo horjeedaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo Ciidamo Geysay Goobihii lagu Muransanaa ee Diiwaangelinta Lughaya Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland ayaa ciidamo gaysay deegaanka Lughaya oo Lix goobood oo ay ku muransan yihiin diiwaangelintooda gobollada Hargeysa iyo Awdal . Ciidamadan oo wasiirka arrimaha gudaha Yaasiin Faratoon …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Siilaanyo Oo Uu Horyaallo Go’aan kii Ugu Adkaa Ee Lasoo Gudboonaada Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa wali la aamusan go’aan laga sugaayey oo ku saabsanaa saamiga beel kasta ee Somaliland ku yeelan karto kuraasta golaha wakiillada. Arrintan oo hadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Aminga: Dadka Ugu muhiimsan Ee Aan Rabno In Amnigooda Ka Shaqeyno Waa Musharraxiinta Wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday in si aad ah loo sugi doono amniga guud ee dalka gaar ahaan meelaha lagu qabanayo doorashooyinka. Wasiirka wasaaraddaasi C/risaaq Maxamed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Degmada Hilwaa Oo Guryahooda Ku Difaaacaya Budad Iyo Baangado Degmada Hilwaa ee gobolka Banaadir waxaa muddooyinkaan dambe kusoo batay tuukada xilliyada habeenkii ah guryaha gala si ay xatooyo usoo sameeyaan. Shacabka ku dhaqan degmadaasi oo qatiyaan ka joogay dadkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh “Bankiga Dhexe Waxa Ka Dhacay Ma Ahan Musuq Ee Waa Xatooyo” Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa markii ugu horreysay waxa uu ka hadlay arrinta ku aadan lacagtii dhawaan laga xaday Bankiga dhexe ee Soomaaaliya. Wuxuu sheegay Madaxweynaha in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiid Sida Shixnado Ganacsi Oo Maalintii Afaraad Ku Xayiran Gaalkacyo Maalintii Afaraad ayaa magaalada Gaalkacyo waxaa xayiraad saaran isu socodka gaadiidka ganacsida sida ee goballada Koonfureed iyo kuwa Waqooyi isaga gudbi jiray. Gaadiid badan ayaa ku xaniban Koontaroolka waqooyiga Gaalkacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas: Puntland Kuma Yaraaneyso Hadalka Xasan Sheekh Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay hadlay hadal dhawaan madaxweyne Xasan Sheekh uu sheegay mar uu ka hadlayey gobollada dalka. Madaxweynaha ayaa dhowaan sheegay in Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 Askari Oo Ku Geeriyootay Qaraxyo Ka Dhacay Dalka Iraq Ugu yaraan 12 askari ooka tirsan ciidamada ammaanka dalka Iraq ayaa ku geeriyootay 30 kalenaa dhaawacyo ayaa soo garay kadib Qaraxyo ka dhacay galbeedka gobolka Ambar. Qaraxyadan ayaa loo adeegsaday…