1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Ka Warbixiyey Gurmadyadii Ay Heleen Dadkii Uu Ku Fatahay Wabiga Shabelle Guddoomiye xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee gobalka Hiiraan ayaa ka warbixiyay gurmadyada Bini’aadannimo oo la helay tan iyo markii ay fatahaado waa weyn ka dhaceen magaalada Baladweyne iyo degaannada ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Dowladda Federaalka Hasoo Farogeliso Waxa Ka Jira Gaalkacyo Wasiirka dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Cismaan Maxamed Cali ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News ku sheegay in ay ka xun yihiin ka maamul ahaan ficillada ay sameynayaan maamulka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland Oo Loogu Baaqay Inay Fasaxaan Gaadiidka Ay Ku Xayireen Gaalkacyo Waxgaradka gobalka Mudug ayaa sheegay in ay ka xun yihiin xayiraadda gawaarida sidda shixnadaha ganacsi oo ay Puntland ku xanibtay Kontaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo. Afhayeenka odayaasha dhaqanka Galmudug Nabadoon…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Beeraley Oo Ka Taagan Duleedka Degmada Jowhar, Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya duleedka magaalada Jowhar ee xarunta gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan inay ka taagan tahay xiisad dagaal. Wararka ayaa sheegaya in degaanka Gaaleef oo dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Khilaafka Hoggaanka Sare ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo Keenay In Dad Badan Dib Uga Gurtaan 10 Xubnood oo ka tirsan hoggaanka xisbiga mucaaradka ah ee UCID, gaar ahaan laanta gobolka Togdheer, ayaa sheegay inay iska casileen xilalkii iyo xubinimadii xisbiga ay ka ahayeen waxayna ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Fasaxday Qaxootigii Ay Ku Xanibeen Degmada Dhoobley, J/hoose Maamulka Jubbaland ayaa ogolaaday inay soo gudbaan qaxooti Soomaaliyeed oo ku sugnaa degmada Dhadhaab kuwaa oo ka yimid dalka Kenya, balse Jubbaland diiday inay soo gudbaan. Wasiirka Arrimaha gudaha Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynihii Dalka Uzbekistan Oo Geeriyooday Dowladda Uzbekistan ayaa si rasmi ah waxay u shaacisay geerida madaxweynahoodii Uzbekistan Islam Karimov kaas oo muddo Todobaad ah xanuunsanayey. Karimov ayaa dalka Uzbekistan xukumayey 25-sano, waxaana uu ku dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Jowhar Oo Maanta La Filayo In Uu Dib u Furmo Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe dib uga furmo shirka maamul u sameynta gobollada Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Waxaa guud ahaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Guddiyada Doorashooyinka Waa Inay Si cadaalad Ah u Maamulaan Doorashada” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey inay si buuxda isugu diyaariyaan, kana qeyb qaataan doorashooyinka la filayo inay dhowaan dalka ka dhacaan. Madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Mar Kale Ka Digtey Xanibaadda Puntland Kusoo Rogtay Gaadiidka Ganacsi Ee Ka Taga Koonfur Maamulka Galmudug ayaa mar kale digniin kasoo saaray dhibaatada ka dhalan karta xanibaadda maamulka Puntland kusoo rogtay gaaadiidka ka taga gobollada Koonfureed ee ganacsiga u wada deegaannada maamulkaasi kaarrimiyo. Kulan…