1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Oo Shaacisay Waqtiga Magaalada Muqdisho Lagu Qabanayo Shirka Madaxda Wadamada IGAD Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga magaalada Muqdisho lagu qabanayo shirka madaxda wadamada IGAD. Wasiirka arrimaha dibadda C/salaan Hadliye Cumar oo saxaafadda kula hadlay magaalada Nairobi ayaa sheegay in shirkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Qaran Oo Maanta La Filayo Inuu Ka Furmo Muqdisho Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shirka madasha Wadatashiga qaran, kaasi oo kahor dhacay waqtigii lagu ballamay ee ahaa inuu furmo 7-da bishan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Koonfurta Sudan Oo Aqbalay In Dalkiisa La Geeyo Ciidamo Shisheeye Madaxweynaha Koofurta Sudan ayaa aqbalay in la geeyo wadankiisa ciidamo shisheeye oo tiradoodu gaareysa 4-kun oo askari kuwaa oo ka socda golaha amaaanka ee Qaramada Midoobay. Warkaan ayaa imaanaya kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Saxiixay Sharciga Axsaabta Siyaasadda Dalka Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta qalinka ku duugay sharciga Axsaabta siyaasadda dalka oo horay baarlamaanka u meelmariyey. Munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta madaxtooyada ee Villa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating: Haku Dhammaado Xilka Madaxweynaha 6-da November (GAAR AH) Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay in loo baahan yahay 6-da bisha November 2016 in uusan xil sii hayn madaxweynaha hadda dalka ka jira ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Dibadbax Looga Soo Horjeedo Shirka Jowhar Oo Ka Dhacay Magaalada Baladweyne Dibadbaxaan oo ahaa mid ay dibadbaxayaashu socod dhaadheer ku soo marayeen waddooyinka magaalada Baladweyne ayaa looga soo horjeeday shirka maamul u sameynta magaalada Jowhar oo dhowaan la filayo in uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay Degmada Ceelwaaq, Gedo Maamulka Jubbaland ayaa maamul cusub maanta u magacaabay degmada Ceelwaaq ee gobalka Gedo, koonfurta Soomaaliya. Wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka Koowaad maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo waayadii dambe…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Ka Dhalatay Muran Ku Saabsan Dhul Oo Ka Taagan Degmada Balanbal Ee G/Galgaduud Wararka naga soo gaaraya duleedka degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud bartamaha dalkaan Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan inay ka jirto xiisad dagaal. Xiisadda dagaal ee ka taagan duleedka degmadaasi ayaa saameyn ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rabshado Ay Dad Ku Dhinteen oo Ka Socda Laascaanood Magaalada Laascaanood waxa ka socda rabshado iyo is rasaasayn u dhaxaysa ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland ee ku sugan halkaas iyo dadka deegaanka oo ka soo jeeda falal la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: 18 Xidhibaan oo Ka Tirsan Golaha Deegaanka Boorama oo Eedayn Usoo Jeediyay Wasaaradda Warfaafinta 18 Xildhibaan oo ka tirsan golaha deegaanka Borama ayaa wasaaradda warfaafinta Somaliland ku eedeeyey inay dhex dhexaad ka ahayn wararka ku saabsan khilaafka diiwaangelinta codbixinta doorashada ee Lixda goobood ee…