1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Soo Saartay Wareegto Lagu Joojinayo Caleemo Saarka Madax Dhaqameedyada Cusub Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa soo saartay go’aan ay ku mamnucayso caleema-saarka madax dhaqameedyada cusub nooc kastaba ha ahaadee, waxaana go’aankani uu jirayaa illaa inta ay wasaaraddu fasax bixinayso. Qoraal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Lagu Dilay B/weyne Iyo Xiisad Ka Jirta Magaaladaasi Xiisado dagaal ayaa ka taagan maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan halkaas oo ay isu hayaan Labo malleeshiyo beeleed. Xiisaddani dagaal ayaa salka ku heysa dilal ka dhacay miyiga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Duleedka Gaalkacyo Oo Shalay Lagu Dagaallamay Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid deggan. Wararka laga helayo degaanno ku yaalla dhanka waqooyi bari ee magaalada ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland oo Sheegtay in Garoomadeeda Diyaaraha ay u Furtay Qaadka Kenya Wasiirka Duulista Somaliland Farxaan Aadan Haybe ayaa ku dhawaaqay in garoomadooda diyaaraduhu u faran yihiin iney ka soo dagaan diyaaradaha qaadka siday ee dalka Kenya, isagoo taa uga soo horjeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Sheegtay In Saraakiil Ka Tirsan Al-shabaab Ku Dileen Gobolka Shabellaha Hoose Dowladda Federaalka ayaa sheegtay inay weerar ay ciidanka Danab ee sida gaarka ah u tababaran ka geysteen gobolka Shabellaha Hoose ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Wakaaladda wararka SONNA…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Salaadiin Ku Eedeysay Xukuumadda Iney Hurineyso Dagaal Beeleedka Ceel-afweyn Suldaan Cabdiraxmaan Good oo ka mid ah Salaadiinta Somaliland, ayaa a sheegay in Xukuumaddu madaxweyne Siilaanyo hor is taagtay inay u gurmadaan oo heshiisiiyaan labada Beelood ee dagaalku ku dhexmarayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Wada Hadal Ayaa Ka Socda Amniga Guud Ee Dalka” Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in rajo aad u weyn ka qabaan in la sugo amniga guud ee dalka marka ay dhacayaan doorashooyinka dadban. Wuxuu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In Aanu Quseyn Go’aankii Dowladda Federaalka Ku Hakisay Qaadka Kenya Maamulka Puntland ayaa sheegay in marnaba aanu quseyn go’aankii shalay dowladda Federaalka ku hakisay diyaaradihii qaadka keeni jiray dalka ee ka imaanayey Kenya. Afhayeenka maamulkaa Puntland C/laahi Quraan Jecel oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Qaramada Madoobe Oo Maanta Gaaray Magaalada Cadaado Wafdigan ka socday hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan mashaariicda hormarinta ee UNDPD-da ayaa ka koobnaa qaybaha taageera cadaaladda, Booliska iyo Baarlamaanka, waxaana kulanka ay wada qaateen Guddoonka Baarlamaanka Galmudug looga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland iyo Shirkadda DP World oo Maanta Heshiis Kama Dambeys ah Kala Saxiixday Waxaa maanta si rasmi ah heshii kama dambeys ah u kala saxiixday Somaliland iyo shirkadda Emaratka ee horumarinta dekedaha ee DP World. Wafti ballaaran oo uu hogaaminayo madaxweyne ku xigeenka…