1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Ka Shaqeeya Amniga Doorashooyinka Ka Dhacaya Jubbaland Oo La Magacaabay Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose waxaa kusoo dhammaaday kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen hay’adaha amniga Jubbaland, AMISOM iyo Qaramada Midoobay kaasi oo looga hadlayey sidii loo sugi lahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Howlgal Ka Sameeyay Degmada Wadajir Ee Muqdisho Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa ayaa habeenkii xalay ahaa waxya howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyeen degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Xaafadda Buulo-xuubey iyo xaafado kale oo degmadaasi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Gobolka Banaadir Oo Sheegay in Isbedal Amni Uu Ka JirO Muqdisho Bishaar Axmed Geeddi oo ah taliyaha ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa sheegay in isbedal amni ka jiro magaalada Muqdisho isaga oo ka dalbaday madaxda sare ee maamulka gobolka in lasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Duqeyn Ku Dilay Dagaalyahanno Ka Tirsan Al-qaacidada Yemen Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in dalka Yemen ay ku dileen dagaalyahannoka tirsan Al-qaacida kadib weerar cirka ah oo ay fuliyeen ciidankooda. Saraakiil Maraykanka u hadlay ayaa sheegay in duqeyn ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Reer Berbera oo Sheegay in aaney Weli Ku Qanacsaneyn Heshiiska Maalgashiga Dekedda ee DP World Waxgaradka reer Berbera ayaa wali ku sii adkaysanaya diidmada ay kaga soo horjeedaan heshiiska maalgashiga dekedda Berbera ee xukuumadda Somaliland iyo shirkadda DP World, waxayna digniin u direen Shirkadda oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Shiray Jowhar Oo Dhaliilay Ururka IGAD Waxgaradka Gobolka Shabellaha Dhexe qaarkood oo ku shiray magaalada Jowhar ayaa sheegay in IGAD ay farogelin ku hayso shirka maamulka loogu sameynayo Gobollada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe. Waxay sheegeen in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Wada Tirsan Dowladda Oo Ku Dagaallamay Degmaada Jowhar Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaaliya ayaa saakay ku dagaallamay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Ciidamo la sheegay in dhanka Muqdisho ay ka baxeen ayaa isku dayey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madasha Wadatashiga Oo Weli Looga Doodayo Arrimaha Doorashooyinka Magaalada Muqdisho waxaa shalay ka furmay shirka Hoggaanka madasha Qaran, kaasi oo looga hadlayo arrimo la xiriira doorashooyinka dalka ka dhici doona. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: Dowladda Federaalka Kaligeed Go’aan Kama Gaari Karto Hawada Soomaaaliya Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/laahi Cumar Camey ayaa faah faahin ka bixiyey sababta garoomada uu ka taliyo maamulkooda uga soo degeen diyaarado Qaad ka keenay Kenya, maadaama dowladda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad u Dhaxeysa Beeraley Iy Xoolo Dhaqato Oo Ka Jirta Sh/dhexe Xiisad dagaal oo u dhaxeysa beeraleey iyo xoolo dhaqato ayaa ka taagan degaan ku yaalla duleedka magaalada Jowhar una dhow degaanka Qalimow ee gobolka Shabellaha Dhexe. Wiil dhallinyaro ah oo…