1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Al-shabaab Kala Wareegay Deegaanno Ka Tirsan J/hoose Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa Jubbaland ay maanta Al-shababa kala wareegeen deegaanno duleedka ka ah magaalada Kismaayo. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Maanta Ku Dhacday Nawaaxiga Xerada Xalane Ee Muqdisho Dhowr Madfac ayaa maanta kusoo dhacay Nawaaxiga Xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo ah fariisinka ugu weyn ee ciidamada AMISOM. Madaafiicdan ku dhacay nawaaxiga xerada Xalane ayaa la sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo Ka Hadashay Duqeyn Ka Dhacday Shabellaha Hoose Dowladda Maraynkanka ayaa ka hadashay duqeyn Todobaadkan ka dhacday deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Hoose taa oo lala eegtay dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab. Afhayeen u hadashay Ciidanka Marayka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Hadliye Oo Nuqul Ka Mid Ah Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo Ka Guddoomay Safiirka Cusub Ee Djibouti Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya C/salaan Hadliye Cumar ayaa maanta kaga gudoomay Xafiiskiisa nuqul ka mid ah Warqadaha aqoonsiga danjiranimo Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Djibouti u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Caynte: Hakinta Qaadka Waxba Uma Dhimeyso Xiriirka Aan La Leenahay Kenya Wasiirka wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga caalamiga xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Cali Caynte oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ugu horreeyo shirka wasaarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay In Degmada Caabudwaaq Uu Ka Jiro Maamul Aan Awood Lahayn Wasiir xigeenka wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Galmudug Cawil Cabdullaahi Jaamac oo ku sugan magaalada Caabudwaaq ee Galgalgaduud ayaa Goobjoog News faha faahin ka siiyey weerar xalay fiidkiii ah lagu qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Markab Dagaal Oo Kalluumeysato Soomaaliyeed Ku Weeraray Jasiiradda Kudhaa Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in Markab dagaal oo illaa hadda aan la garan dalka laga leeyahay uu weeraray Kalluumeysato Soomaaliyeed oo ku sugnaa inta u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Hubeysan Oo Qof Shacab Ah Ku Dilay Duleedka Magaalada B/weyne Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan gaar ahaan galbeedka magaalada Baladweyne ayaa waxay sheegayaan in halkaasi lagu dilay qof shacab ah. Rag hubeysan ayaa qofkan shacabka ah ku dilay deegaan qiyaastii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Puntland Iyo Galmudug Oo Billaabay Ka Hadallka Dagaallo Ka Dhacay Mudug Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa wada hadal uga billowday waxgarad kasoo kala jeeda maamullada Puntland iyo Galmudug, kuwaasi oo ka shiraya dagaallo dhawaan ka dhacay Bariga Gobolka Mudug. Waxgaradkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Qaad Ka Keentay Dalka Kenya Oo Kasoo Degtay Degmada Gaalkacyo Saakay oo Khamiis ah ayaa lagu soo waramayaa in diyaarad Qaad ka keentay dalka Kenya ay kasoo degtay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Garoonka Diyaaradaha C/laahi Yuusuf ee maamulka Puntland…