3 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelaha Gobolka Awdal oo Sheegay Iney Difaacayaan Lixda Goobood ee Diiwaangelinta Lughaya Shirweyne loo bixiyay Towfiiq oo ay iskugu yimaadeen beelaha dega gobolka Awdal ayaa laga soo saaray qodobbo ay ka mid yihiin difaacashada Lixda goobood ee deegaanka Lughaya ee lagu muran…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gobolka Meru Oo Uhuru Ka Codsaday In Joojinta Qaadka Ay Kala Hadlaan Soomaaliya Hogaamiyeyaal ka tirsan gobolka uu qaadka ka baxo ee Meru ayaa ka codsaday madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, Wasiirka Bariga Afrika, Phyllis Kandie iyo wasiirka arrimaha dibadda Amina Mohamed in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland: Duulaan Baan Ku Nahay Deegaannada Ay Al-shabaab Ku Sugan Yihiin Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in dhowaan ay ku wajahan yihiin ciidankooda deegaanno ka tirsan gobollada Jubbooyinka ee ay joogaan Xarakada Al-shabaab. Afhayeenka laamaha amniga Jubbaland Axmed Maxamuud Maxamed oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Waddooyinka Oo Maalintii Labaad Xiran Maalintii Labaad waxaa xiran waddooyinka magaalada Muqdisho kuwooda ugu muhiimsan, iyadoo lagu arkayo ciidamo badan oo ka tirsan dowladda Federaalka oo halkaasi ku sugan. Wadada Makka Al-mukarrama waxaa isgoys walbo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Nabadda Somaliland ka Jirta ay Soo Jiidatay Indhaha Maalgashiga Dunida Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka mid ahaa masuuliyiin Somaliland u saxiixay heshiiska ay la galeen shirkadda DPWorld ee maalgeshiga dekedda Berbera ayaa sheegay …
2 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Sheekh Axmed “Ma Ogin Qaab Sharciyeed Uu Madaxweynaha Kusii Fadhin Karo Kursiga” Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka C/weli Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu kursiga ka dego, maadaama ay maanta ku egtahay Afartii Sano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaar Garow Loogu Jiro Soo Dhoweynta Ciidul Adxaa Iyo Suuqyada Muqdisho Oo Mashquul Ah Suuqayad magaalada Muqdisho waxaa laga dareemayaa u diyaar garowga Ciidul Adxaa oo maalinta berri ah naga xigto. Ciidul Adxa oo Soomaalida ay u taqaano Ciidda weyn ayaa kamid ah Labada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xujeyda Soomaaliyeed Oo Helaya Adeegyo Dheeraad Ah Safiirka Soomaaliya ee dalka Sacuudiga Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in sanadkaan ay adeegyo dheeraad ah helayaan Xujeyda Soomaaliyeed. Waxa uu tilmaamay in ay diyaariyeen sanadkaan adeegyo aysan xujeyda haysan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dalka Ingiriiska Oo Ciidamo U Soo Diraya Soomaaliya Tobias Ellwood, oo ah wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Bariga dhexe iyo Afrika ayaa sheegay in dalkiisa ay ciidamo ka joogaan dalalka Soomaaliya iyo Koofurta Suudaan isla markaana uu ciidamo cusub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Wakiillada Mareykanka Oo Ogolaaday In Magdhaw Laga Qaadi Karo Sacuudiga Aqalka Wakiillada dalka Mareykanka ayaa jimcihii ogolaaday in qoysaskii dhibaatada ka soo gaartay qaraxyadii daaraha mataanaha ahaa ee WTC 9/11 in ay magdhaw weydiisan karaan dalka Sacuudiga. Ogolaashiyaha aqalka wakiillada…