1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaallo Ka Dhacay Gobolka Sanaag Faah faahin dheeraad ah ayaa laga heyalaa dagaallo u dhaxeeyay Maleeshiyo beeleed, kaasi oo ka dhacay deegaanka Ceel Afweyne ee gobolka Sool. In ka badan 10 qof oo dhinacyadii dagaallamay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Go’aamiyey Kordhinta Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Golaha Wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta isugu yimid kulankooda isbuuclaha ah ayaa si qoto dheer uga dooday xaalada amniga guud ee dalka, waxaana kulanka shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaannada Puntland Oo Maanta Loo Diiday Inay u Gudbaan Gaadiid Ka Tagey Koonfurta Dalka Maamulka Puntland ayaa maanta sheegay in uu si toos ah u dhaqan galay go’aankii ay soo saareen maalmo kahor ee ahaa in Kowda bishan ay gaadiidka badeecadaha u gudbi Karin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Galmudug Oo Isku Rasaaseeyay Gaalkacyo Iyo Khasaare Ka Dhashay Hal qof ayaa ku geeriyooday mid kalena waa uu ku dhaawacmay kadib markii israsaaseyn ay maanta ka dhacday magaalada Gaalkacyo. Ciidamo ka kala tirsan Puntland iyo Galmudug ayaa la sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ku Shiray B/weyne Oo Kahor Yimid Shirka Ka Furmi Doona Jowhar Qaar kamid ugaasyada gobalka Hiiraan oo maanta shir ku yeeshay magaalada Baladweyne ayaa ka hadlay hadal shalay uu shaaciyay wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya iyo wakiilka IGAD ee Soomaaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbaxyo Lagu Diidan Yahay Natiijada Doorashada Ayaa Ka Socda Dalka Gabon Isku dhac iyo dibadbaxyo ayaa socda dalka Gabon kadib markii sabtidii lagu dhawaaqay in uu guuleystay madaxweyne Cali Bongo. Bongo waxaa uu helay 49.80% halka ninka la tartamayey uu helay …
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Somaliland oo Ku Hanjabay iney is Casilayaan Haddii La Weyneeyo Maalinta 26 Jun Wasiir ku xigeenka Amnig Somaliland Jaamac Cabdilaahi Biime iyo xildhibaanno golaha wakiilada ugu jira xisbiga Kulmiye ayaa sheegay in ay xubinimada xisbiga Kulmiye ka bixi doonaan haddii la hirgeliyo qodobo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 4 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Gobolka Sanaag Dagaal u dhaxeeyay Beello wada dega gobolka Sanaag ayaa ka dhacay deegaan lagu magacaabo Ceel Lafweyne oo gobolkaasi ka tirsan. Goob joogayaal ku sugan gobolka Sanaag ayaa inoo xaqiijiyey in dagaalkaan uu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Sheekh Cabdiqadir Mumin Ku Daray Liiska Dadka Ay Doon-Doonayaan War ka soo baxay waaxda Mareykanka u qaabilsan xafiiska ay ugu yeeraan la dagaalanka argigixisada ayaa sheegtay in Sheekh Cabdiqadir Muumin lagu daray liiska dadka ay Mareykanka Doon-doonayaan. Qoraalka ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyaad Isku Horfadhiyey Gaalkacyo Oo Maanta La Kala Qaadayo Waxaa maanta o Khamiis ah lagu wadaa in la kala qaado maleeshiyo beeleed maalamahan isku horfadhiyay magaalada Gaalkacyo oo ay ka taagneyd xiisad dagaal. Heshiis horudhac ah ayaa laga gaaray…