2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland oo Amar Ku soo Rogtay Suxufiyiinta Ajaanibta ah ee Ka Howlgala Gudaha Maamulka Wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa soo saartay amar ay ku soo rogtay saxafiyiinta ajaanibta ah ee ka dhex shaqeeya gudaha Somaliland kuwaasi oo ay xustay inaanay illaa wasaaradu siiso ogolaanshiyo ayna…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gawaari Sidday Sanaadiiqda Kaararka Codbixiyeyaasha ee Diiwaangelinta Gobolka Sool oo La Afduubtay Labo baabuur oo sanaaadiiqda diiwaangelinta cod bixiyeyaasha u siday deegaanka Hol-hol ee dhanka waqooyin kaga toosan magaalada Laascaanood ayaa xalay waxa deegaankaasi ku afduubtay rag hubaysan oo sida la sheeegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Turkiga Iyo Midowga Yurub Oo Dhaleeceeyay Qaraxii Muqdisho Dalka Turkiga iyo midowga Yurub ayaa cambaareeyay weerarkii talaadadii ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 20 qof halka dhaawaca uu kor u dhaafay 40…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Billaabay Qorshe Lagu Baahinayo Sharciga Dowladaha Hoose Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed C/raxmaan Aadan Ibraahim ayaa ka warbixiyey qorshaha ku aadan baahinta shuruucda maamullada dowlaha Hoose. Wasiirka oo la hadlay Goobjoog News…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Federaalka Oo Howlgal Ay Dad Ku Qabteen Ka Sameeyay Sh/hoose Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayey islamarkaana dad badan ay ku qabteen waxay ka sameeyeen deegaanka Lambar 50 ee Shabellaha Hoose. In ka badan 10 qof ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Dhaawacyada Halista Ah Kasoo Gaaray Weerarkii SYL Oo Dibadda Loo Qaadayo Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dadkii shalay ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay Hotelka SYL islamarkaana dalka aan wax looga qaban karin loo qaadi doono caafimaad dibadda ah. Wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Xoojineysa Taageerada Dib u Dhiska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Dowladda Qatar ayaa sheegtay inay xoojineyso dadaallada ay ku taaagerayso dib u dhiska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo sidoo kale horumarada xagga difaaca. Wasii ku xigeenka wasaaradda difaaca dowladda Qatar…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar “Argagaxisadu Waxay Ku Howlan Yihiin Sidii Ay u Qaadi Lahaayeen Weeraro Fuleynimo Ah” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii shalay ka dhacay meel u dhow albabaabka hore ee madaxtooyada iyo Hotel ka SYL oo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Maraykanka Oo 64 Milyan Doolar Ku Bixineysa Kobcinta Waxbarashada Soomaaliya Dowladdaha Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis ku aadan dhinaca horumarinta waxbarashada Soomaaliya. Dowladda Maraykanka ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 64 Milyan oo doolar,…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye Oo Ka Warbixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii SYL Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ka hadlay warbaahinta dowladda ayaa ka warbixiyey qaraxii maanta ka dhacay Hotelka SYL iyo dhaawacyo soo gaaray mas’uuliyiin ka tirsan dowladda…