1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Deegaanka Lambar 50 Ee Sh/hoose Wararka naga soo gaaraya degaanka Lambar Konton ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xaaladdu ay tahay mid deggan kadib markii weerar qaatay dhowr saacad ay ku qaadeen dagaalyahannada hubeysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug, Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed Iyo Waxgarad Ku Kulmay Cadaado (Sawirro) Madaxwayne ku xigeenka Galmudug ayaa maanta Cadaado kula shiray duubabka dhaqanka iyo gudiga doorashada heer federaal iyo heer gobal taas oo dhowaan la filayo inay ka billaabato magaalada Cadaado. Kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Warar Horudhac Ah Oo Laga Helayo Qaraxii Maanta Ka Dhacay Magaalada Muqdisho (Sawirro) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan lagu weeraray Hoteelka SYL ee Muqdisho. Qaraxan ayaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Oo Loogu Baaqay Dardargelinta Shirka Jowhar Mid kamid ah waxgaradka gobalka Shabeellaha Dhexe kasoo jeeda ee ku sugan magaalada Jowhar ayaa u sheegay Goobjoog News in magaalada uusan ka socon wax shir maamul u sameyn ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadaallo Looga Hortagayo Fatahaadda Wabiga Shabelle Oo Ka Socda Sh/dhexe Dadaallada looga hortagayo fatahaadda wabiga Shabeelle ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa todobaadyadii la soo dhaafay illaa iminka ka soconaya degaanno ku yaalla duleedka magaalada Jowhar. Maamulka degaanka Beexaaw oo maanta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Mudug Ee Galmudug Oo Sheegay In La Dhameynayo Xiisad Ka Jirta Gaalkacyo Maamulka gobaka Mudug ee Galmudug ayaa ka hadlay xaaladda magaalada Gaalkayo oo maalmahan ay ka taagnayd xiisad u dhaxaysa maleeshiyooyin ka soo kala jeeda Galmudug iyo Puntland. Guddoomiye ku xigeenka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Danjire Harriet Mathews oo Ka Digtay Dib u Dhac Ku Yimaadda Doorashooyinka Somaliland Danjiraha dowladda Ingiriirska u fadhiya Soomaaliya Harriet Mathews ayaa ka digtay dib u dhac ku yimaadda doorashooyinka Somaliland iydoo carrabka ku adkeeysay iney lagama maarmaan tahay in doorashada Somaliland ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Weerar Ismiidaamin Ah Oo Lagu Qaaday Hotelka SYL Ee Muqdisho Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Dhawaqa qaraxa ayaa laga maqlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootay Guri Kusoo Dumay Degmada Shangaani Ee Magaaalada Muqdisho Guri ku yaalla degmada Shangaani ee magaalada Muqdisho ayaa ku dumay qoyskii deganaa, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Cunug yar oo la sheegay in maalmo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Waan Ka Shaqeyneynaa In Jubbaland Ka Yaraado Culeyska Qaxootiga Ka Imaanaya Kenya Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka warhayso culeyska haysta maamulka Jubbaland ee ku aadan qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo laabanaya dalka Kenya. Xoghayaha joogtada ah ee wasaaraddaasi…