2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland: Culeys Bay Nagu Tahay Dadka Badan Ee Kasoo Laabanaya Qaxootiga Kenya Maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo oo ah xaruntooda KMG ah ka sheegay in culeys ay ku tahay degaannada Jubbooyinka qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga wadanka Kenya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Booliis Ah Oo Ka Shaqo Billaabay Degaanka Ceeldheere Ee Gobolka Galgaduud Degaanka Ceeldheere oo kamid ah degaannada hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa laga sameeyay ciidamo boolis ah oo ilaaliya nabadgalyada degaanka. Ciidamadani Booliska ah oo laga dhisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo War Kasoo Saartay Go’aan Dhawaan Puntland Ka Gaartay Ganacsiga Uga Taga Gobollada Koonfureed Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada Galmudug ayaa looga hadlay arrimo ku aadan go’aan dhawaan kasoo baxay maamulka Puntland kaasi oo ku saabsan in magaalada Gaalkacyo lagu kala wareejiyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir ka Tirsanaa Somaliland oo Sheegay Inuu Xilkiisa Ku Waayay Qancinta Beelo Gaar ah Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Warancade ayaa ka hadlay sababtii xilka qaadistiisu iney ahayd mid lagu raalli gelinayo beelaha daafaha Somaliland oo cabasho dhanka saam- qeybisga dowladnimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada B/xaawo, Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada B/xaawo gobalka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa ka dhacay gudaha magaalada,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraaan: Deegaanno Dhowr Ah Oo Looga Barakacay Biyo La’aan Awgeed Kadib biyo la’aan baahsan oo ka jirta degaannada waqooyi ee gobalka Hiiraan bartamaha Soomaaliya ayaa sababtay in degaannadaasi lagaa barakaco. Wararka ayaa sheegaya in Kumanaan qoys ay isaga hayaameen dhowr…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Amar Ka soo Saartay Afafka Qalaad ee Lagu Dhigto Waxbarashada Aasaasiga ah Wasaaradda waxbarahsada ee Somaliland ayaa soo saartay amar ah inay dugsiyada hoose dhexe ay waxbarashada ku qaataan luuqada afka Soomaaliga bedelkii luuqadaha carabiga iyo ingiriisiga . Wasiirka wasaaradda waxbarashada Cabdilaahi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Japan Oo Lacag Ku Bixineysa Korontada Kenya Dalka Japan ayaa ilaa 1 billion yen ($9.78 million) ku bixisay si loo hormariyo dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada, gargaarkan waxaa uu gaari doonaa ilaa Korontada. Dalka Japan waxaa uu raadinayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gabon: Murashaxii Mucaaradka ee Jean Ping oo Ku Dhawaaqay Inuu Guul Ka Gaaray Doorashadii Madaxtinimo Musharaxa mucaaradka ee doorashada madaxtinimo ee dalka Gabon Jean Ping, ayaa taageerayaashiisa u sheegay Axadii shalay inuu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalka Gabon, iyadoo natiijada rasmiga ah ee doorashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan” Dhallinyarada Ka Tirsan Al-shabaab Waan Cafineynaa Haddii Ay Isa Soo Dhiibaan” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ugu baaqay dhallinyarada ka barbar dagaallameysa Xarakada Al-shabaab inay isa soo dhiibaan, islamarkaana la cafin doono. Waxa uu tilmaamay in xilligaan…