2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aanta Ka Jirta Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Oo Sii Korortay Degaanno ku yaalla gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto biyo la’aan aad u daran. Degmada Hobyo iyo degaanno hoostaga ayaa ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Digey Dagaallo Mar Kale Ka Dhaca Magaalada Gaalkacyo Waxaa isa soo taraya dadka ku baaqaya in laga digtoonaado colaado iyo dagaal beeleed ka billowda magaalada Gaalkacyo iyo degaannada kale ee gobalka Mudug. Waxaa maalintii Labaad isku horfadhiya dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Sababta ay u Xireen Qoraa Siciid Maxamuud Afhayeenka ciidamada Booliska Somaliland Faysal Xiis Axmed ayaa ka hadlay xarig uu muddo 10 maalmood ah dambi baarista ugu jiro qoraa Siciid Maxamud Gahayr oo ah qoraa ka faalooda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay halkaasi ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamadan ayaa si gaar ah waxay howlgalkaan uga wadaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Tababar Loo Soo Xiray 55 Sarkaal Oo Booliis Ah Taliska guud ee ciidamada Booliska Somaliland ayaa u soo xiray Tobobar muddo 14 maalmood ah u socday 55 askari oo ka mid ahaa taliyayaasha saldhiyada booliska iyo ku xigeenadooda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaari Ka Baxay Gudaha Soomaaliya Oo Qarax Lagula Eegtay Kenya Hal qof ayaa ku geeriyooday mid kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib qarax lala eegtay gaari waday qof xanuunsan, kaasi oo kusii jeeday degmada Lamu ee dalka Kenya. Waxaa la…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka, War 10-ka September Kadib: Xasan Sheekh Ma Lahaan Doono Awoodaha Dastuuriga Ah Ee Madaxweynenimo Waxaa magaalada Muqdisho la hadal-hayaa waxa dhacaya marka uu dhamaado xiliga madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ku eg September 10, 2016-ka. Goobjoog News ayaa dood dhex-dhigtay axsaabta dalka, siyaasiyiin iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan “Horumarka Ay Afrika Hiigsaneyso Waxaa Daba Socda Caqabado Amni” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka 6-aad ee Iskaashiga waddamada Afrika iyo Japan ee TICAD ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweynaha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Madaxtinimo ee Dalka Gabon oo Bilaabatay Dalka Gabon ayaa waxaa ka bilowday doorashadii madaxtinimo dalkaas iyadoo ammaanka si weyn loo adkeeyay , ciidanka dalkaas ayaa isku fidiyay dhamaan goobaha sanaadiiqda codbixitu ay taallo waddanka oo dhan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gaalkacyo Ee Puntland Oo Ka Digey Colaad Laga Dhex Abuuro Shacabka Magaaladaasi Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa ka digey in colaad laga dhex abuuro shacabka guud ee ku nool magaaladaasi. Guddoomiyaha Gaalkacyo ee Puntland Maxamuud Yaasiin Axmed oo la hadlay warbaahinta…