1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doonyo Sida Shixnado Ganacsi Oo Kusoo Xirtay Dekadda Hobyo Waxaa xilligaan dhaqdhaqaaqyo dhanka ganacsiga ah ay ka soconayaan degmada Hobyo ee gobolka Mudugu, iyadoo dekadda Hobyo kusoo xirteen doonyo sida shixnado ganacsi ah. Guddoomiyaha degmada Hobyo C/laaahi Axmed oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka: Ciidanka Danab Waxaa Loo Tababaray Beegsiga Caddowga Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Maxamed Axmed ayaa sheegay in ciidamada Danab ee sida gaarka ah u tababaran loogu talo gaalay in si gaar ah u fuliyaan howlgallada lagula…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Ay Ku Jiraan Soomaali Oo Lagu Xiray Masar Ciidamada ammaanka dalka Masar ayaa xabsiga u taxaabay muhaajiriin badan oo ay ku jiraan Soomaaali kuwaasi oo qaab tahriib ah dalkaasi uga baxayey. Saraakiisha Booliiska Masar ayaa xaqiijiyey in waqooyiga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Magaalada Muqdisho Ku Qabtay Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa (Sawirro) Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa NISA ayaa habeenkii xalay ahaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa. Gaarigan oo lagu soo bandhigay degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland “Ciddii Jebisa Amarrada Aanu Soo Saarnay Waa Argagaxiso Kalkaal” Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Cumar Camey ayaa sheegay in ay maqlayaan dad diiddan amarro dhawaan uu soo saaray maamulkooda kuwaasi oo lagu sheegay in amniga wax looga qabanayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Cadaado Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Cadaado ayaa faah faahin ka bixiyey howlgal ay ciidamadooda ka sameeyeen degmadaasi iyo deegaannada ku dhow. Taliyaha saldhigga Cadaado Cumar Macallin Cali oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan Oo Sheegay In Dhowaan Mamulkiisa Ku Shaqeyn Doono Degmada Baraawe, Sh/hoose Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabellaha Hoose, waxaana ka mid ahaa wafdiga wasiirro iyo xildhibaanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Sh/hoose Oo Shacabka Gobolkaasi Ka Dalbaday Wada Shaqeyn Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in aanay nabad imaan karin haddii aanay shacabka gobolkaasi ka shaqeyn is dhexgalka iyo wada shaqeyn ay la yeeshaan maamulkooda. Guddoomiyaha gobolkaasi Ibraahim Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Guddiga Maamul Wanaagga iyo La Dagaallanka Musuqmaasuqa oo Kormeerayaal u Diraya Gobollada Maamulka Guddiga maamul wanaagga iyo la dagaallanka musuqmaasuqa ayaa ka hadlay labo kooxood oo ay u kala direen gobollada maamulka, kuwaasi oo warbixinno kasoo sameyn doona habsami u socdka shaqo ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Kumanaan Muhaajiriin ah ayaan Tarxiilayaa Haddaan Ku Guuleysto Doorashada Musharxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu doonayo in la dhiso nidaam raadraac ah oo lagu tarxiilayo dadka muhaajiriinta sharci darrada ku joogin dalka Mareykanka ee…