1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aaan Ka Jirta Deegaanka Ceelhuur Ee Gobolka Mudug Biyo la’aaan baaahsan islamarkaana saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada ayaa laga soo sheegayaa deegaanka Ceelhuur ee gobolka Mudug iyo deegaannada ku dhow dhow deegaankaasi. Wararku waxay sheegayaan in ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Koonfur Galbeed Oo Howlgallo Ka Sameeyay Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Ciidamada maamulka Koonfur Galbeed oo garabsanaya kuwa dowladda Federaalka ah ayaa maanta waxay howlgallo ballaaran ka sameeyeen degmada Waajid ee gobolka Bakool iyo deegaanno kale oo degmadaasi ku dhow. Wariyaheena…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maleeshiyo Kasoo Kala Jeedda Puntland Iyo Galmudug Oo Ku Dagaallamay Duleedka Gaalkacyo Muran ka dhashay dhul ku yaalla dhinaca galbeed ee magaalada Gaalkacyo ayaa sababay sababay in ay ku dagaallamaan Maleeshiyaad qaab qabiil u abaabulan, islamarkaanna kasoo kala jeedda maaamullada Puntland iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Yaaqshiid Oo Ka Digay In Qashin Lagu Soo Shubo Hareeraha Wadada Wadnaha Ee Muqdisho Cismaan Maxamuuud Cadaawe oo ah guddoomiyaha degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa uga digay shacabka degmadiisa in qashin ay ku shubaan hareeraha wadada Wadnaha ee maagaalada Muqdisho gaaar ahaaan dhanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Gedo Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay gobolka Gedo, kaasi oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jirta. Ciidamada dowladda ayaa weerar ku qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Madaxda Dalalka Afrika Iyo Japaan Oo Sir Rasmi Ah Uga Furmay Nairobi, Kenya (Sawirro) Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa si rasmi ah uga furmay shirka TICAD ee madaxda dalalka Afrika iyo Japan, kaasi oo arrimo dhowr ah looga hadlayo. Madaxweynaha Soomaaaliya Xasan Sheekh…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Cadaado u Tagay La Kulanka Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed Ee Galmudug (Sawirro) Odayaal dhaqameed kasoo jeeda degaannada Galmudug ayaa maanta waxay gaareen magaalada Cadaado ee xarunta KMG Galmudug halkaasi oo lagu ssoo dhaweeyay. Odoyaaashan oo gaaraya 12 xubin ayaa muddo Saddex cisho…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ururkii Curyaamiyay Dowladda Colombia oo Nabadda Qaatay 52 Sano Kadib Waxaa lasoo afjaray colaaddii ugu wakhtiga dheerayd ee Latiin America, wadahadal socday muddo 4 sano ah ayaa ugu dambeyn miro dhalay, waxaa heshiis gaaray xukuumadda Colombia iyo ururka ‘FARC’ oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaal Dhaqameed Sheegay In Gobolka Awdal Aanu Qeyb Ka Ahayn Warqadda Ictiraaf Raadinta Somaliland Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka gobolka Awdal ee maamulka Somaliland ayaa sheegay iney ka soo horjeedaan barnaamij dhawaan magaalada Hargeysa lagu soo gabo gabeeyey oo wasaaradda arrimaha dibadda ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo Lagu Eedeeyay Qabasho La’aanta Tartankii Ciyaaraha Gobollada ee Maamulka Ciyaartooy ka kala tirsan saddex kooxood oo ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa wasaaradda ciyaaraha Somaliland ku dhaliilay qabasho la’aanta sannadkii Shanaad ee Koobkii sannad ah ee ciyaaraha gobollada Somaliland. Ciyaartooydan…