3 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Japan Kala Hadli Doonta Maalgelin Toos Ah Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi wasiirro ah uu ku jiro wasiirka arrimaha dibadda ayaa maanta ka qeybgalaya shirka Japan iyo Afrika uga furmaya magaalada Nairobi. Wasiirka arrimaha dibadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Wadamada Japan Iyo Afrika Oo Maanta Ka Furmaya Nairobi, Kenya Maanta oo Sabti ah ayaa lagu wadaa in magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu ka furmo shir madaxeedka 6-aad ee Afrika iyo Japan ee loo yaqaano TICAD kaasi oo looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiintii Ku Dhaawacmay Qaraxii Baardheere Oo La Keenay Muqdisho Iyo Baydhabo 9 qof oo uu ku jiro guddoomiyaha degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa loo soo qaaday magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo kadib markii ay ku dhaawacmeen qarax habeen kahor ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baarlamaanka Tunis Oo Kalsooni Siiyay Xukuumadda Baarlamaanka Tunis ayaa saacado dambe oo jimcadii ah waxaa codka kalsoonida siiyay xukuumadda ra’isul wasaare Yusuf Shaahid, xilli dalkaas uu ka jiro dhibaatooyin xagga amniga iyo dalxiiska ah. Xukuumadda waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Qof Oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Xarun Ganacsi Oo Ku Taalla Degmada Hilwaa Inta la xaqiijiyey Labo qof ayaa ku geeriyootay dab habeenkii xalay ahaa ka kacay xarun ganacsi oo ku taalla xaafadda Suuqa Xoolaha, degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho. Mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Cambaareeyay Weerakii Baarka Liido Xafiiska howlgalka dowladda Mareykanka u qablisan arrimaha Soomaaliya ayaa cambaareeyay weerarkii Khamiistii ka dhacay baarka Liido ee magaalada Muqdisho. “Mareykanka waxaa uu cambaareynayaa weerarka waxashnimada ahaa ee baarka Liido Beach…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada: Waan Joojinnay Diiwaangelinta Jaamacadaha Cusub Wasaaradda waxbarashada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay midoobeen Jamaacadaha ku yaalla dalka kadib markii ay hoos u dhacday heerkii tacliinta sare ee Jaamacaduhu lahaayeen. Agaasimaha guud ee wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Galmudug Oo Ka Jawaabtay Wareegtadii Puntland Maamulka Galmudug ayaa eedeyn u jeediyay maamulka dariskooda ah ee Puntland kadib go’aan shalay ka soo baxay maamulkaasi oo ku aaddan in bisha soo socota kowdeeda ay degaannada Puntland ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Xalay Ee Al-shabaab Ku Qaadeen Maqaayadda Banaadir Beach Rag ka tirsan Xarakada Al-shabaab ayaa habeenkii xalay ahaa waxay weerar isugu jira qarax Ismiidaamin iyo dagaal toos ah ku qaadeen maqaayadda Banaadir Beach oo ku taallaa xeebta Liido, degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Degmada Dhuusamareeb Oo u Istaagay Ka Shaqeynta Bilicda Magaaladaasi Olole nadaafadeed ayaa ka soconaya magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud halkaas oo maalmihii dambe la arkayay iyagoo ololahan si xowli ah uga soconaya halkaa. Haweenka ku nool magaalada Dhuusamareeb…