1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Degmada B/xaawo Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Wararka ka imaanaya degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in maanta halkaasi laga dareemayo xaalad deganaanshiyo ah, kadib dagaallo khasaare geystay oo shalay ka dhacay degmadaasi. Xarumaha ganacsi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Muqdisho Qaarkood Oo Cabasho Ka Ah Maamulka Gobolka Banaadir. Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee mehradaha ganacsi ku leh magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyey maamulkaa gobolkaa Banaadir, taasi oo ku aadan Boorar ku qornaa Af Qalaad oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Iyo Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Dilay Degmada Caabudwaaq, Galgaduud Nin hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ku dilay Nabadoon iyo ganacsade caan ka ahaa degmadaasi. Nabadoonka la dilay waxaa lagu magacaabaa Abshir Faarax,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Gacanta Ku Dhigay Rag La Sheegay Inay Ku Biiri Rabeen Daacish Ciidamada Booliiska dalka Kenya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Labo nin oo la tilmaamay inay qorsheynayeen inay ku biiraan Ururka Daacish. Ragga la qabtay waxaa magacyadooda lagu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Ay Soomaali Ku Jiraan Oo Laga Badbaadiyay Xeebaha Talyaaniga Ciidamada badda Talyaaniga waxaa ay sheegayaan in ay badbaadiyeen ilaa 6500 oo muhaajiriin ah kuwaas oo ku dhex jira badda Mediterranean-ka ee u dhaxeysa Afrika iyo Yurub. Dadkan ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Dadweynaha Degmada Lughaya oo Ka Mudaharaaday Amar ay Soo Saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dadweynaha degmada Lughaya ee gobolka Awdal ayaa ka mudahraaday amar ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland kaasi oo sheegayey in diiwaangelinta cod bixintooda doorashada la hoos gaynayo Hargeysa .…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan. Qofka dhintay waa darawalka safaaradda halka 3 kale la sheegayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Xarakada Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Federaalka Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab islamarkaana qaabilsanaa dhanka waxbarashada ee gobollada Baay iyo Bakool ayaa isku dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqalka Cad: Mareykanka Waxaa uu Aqbalay In Ka Badan Toban Kun Oo Qaxooti Suuriyaan Ah Maamulka Obama waxaa uu sheegayaa in muddo ka yar hal sano ay aqbaleen in ka badan 10 Kun oo qaxooti Suuriyaan ah, dadkaas oo ku dhibaateeyay Asad. Dalka Mareykanka waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaabta Dalka Oo Xasan Sheekh Iyo Jawaari Ku Eedeeyay Magacaabista Odoyaal Dhaqameed Ka Baxsan Liiska 135ta Isbaheysiga ururrada dalka ka jira ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho iyagoo ka hadlay arrimo wiiqi kara doorashada dalka ka dhaceysa 2016-ka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo murashax madaxweyne kana…