1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Loo Soo Qabtay Nabadoon Xalay Lagu Dilay Baladweyne Maamulka magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka warbixiyey howlgallo ay ciidamada amniga xalay illaa saakay ka wadeen magaaladaasi, kaasi oo lagu raadinayey dadka ka dambeeyay nabadoon xalay lagu dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Nabadoon Lagu Dilay Magaalada B/weyne Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dil fiidkii xalay degmada B/weyne loogu geystay mid ka mid ah Nabadoonada magaaladaasi. Rag ku hubeysan Bistoolado ayaa degmadaasi ku dilay Nabadoon Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Mexico Waxaa Ay Bixin Doontaa Lacagta Darbiga Murashaxa jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa waxaa uu sheegayaa in dalka Mexico uu bixin doono lacagta ku baxeysa darbi uu sheegay in uu ka dhisayo inta u dhaxeysa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Brazil Oo Shaqada Laga Ceyriyay Senat-ka Brazil ayaa arbacadii shaqada ka ceyriyay madaxweynaha dalka Dilma Rousseff kadib markii lagu helay arrimo la xiriira in ay qarisay xisaabaad guud, codeynta waxaa ay u dhacday 61 ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waqooyiga Kuuriya Oo Dishay Wasiirka Waxbarashada Mas’uul u hadlay waqooyiga Kuuriya ayaa sheegay in dalkaasi lagu daldalay wasiirkii waxbarashada, isagoo tafaasiil intaa dhaafsan aan bixin. Wasiirka hadda la dilay ayaa la sheegay in mar hore la…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Federaalka Iyo IGAD Oo Ku Dhowaaqay Waqti Uu Dib u Bilaabanayo Shirka Jowhar Dowladda Soomaaliya iyo urur goboleedka IGAD ayaa maanta kulan ku yeeshay Muqdisho. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay arrimaha shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe oo Sabtida lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Heshiis Horudhac Ah Oo Laga Gaaray Xiisad Ka Jirtay Duleedka Gaalkacyo, Mudug Shir lagu xallinayo khilaafka dhaliyay xiisadda dagaal ee ka taagan maalmahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug dhankeeda galbeed ayaa maanta ka furmay magaaladaasi. Odayaal iyo waxgarad ka kala socda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Galmudug Oo Kasoo Horjeestay Nidaamka Loo Qeybsaday Xubnaha Aqalka Sare Odoyaasha dhaqanka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Cadaado ayaa kasoo horjeestay qaabka loo qeybiyay xubnaha aqalka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Odayaashan dhananka ayaa tilmaamay in xubnaha aqalka sarre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland: Al-shabaab Waxaa Looga Guuleysan Karaa Midnimo Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar ayaa sheegay in waxa kaliya ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada ay Al-shabaab uga guuleysan karaan ay tahay midnimo. Wuxuu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Nugaal Ee Puntland Oo Digniin u Diray Somaliland Maamulka gobolkaa Nugaal ee Puntland ayaa digniin u diray maamulka Somaliland oo ay sheegeen in Daandaasi ka wadaan deegaanno maaamulka Puntland ka arrimiyo. Guddoomiyaha gobolkaasi Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo la…