1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xirneyd Xabsiyada Masar Oo Lasii Daayey Dowladda Masar ayaa xabsiyo ku yaalla dalkeeda waxay kasoo deysay muwaadiniin Soomaaliyeed, kuwaa oo lagu qabtay howlgallo ay sameeyeen ciidamada ammaanka. Wararka waxay sheegayaan in dadka la daayey ay gaarayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Furtay Waddooyinkii Xirnaa Ee Magaalada Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhow dib u furtay dhammaan waddooyinkii xirnaa ee magaalada Muqdisho, in ka badan 5 maalin oo ay xirnaayeen. Gaadiidka dadweynaha ayaa loo ogolaaday iney isticmaalaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Qaad Ka Keentay Kenya Oo Soo Gaartay Muqdisho Goor dhow waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo cago dhigatay diyaarad la sidda Qaad, taasi oo ka timid dalka Kenya. Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa Goobjoog News…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War War Murtiyeedka Shirka IGAD Ee Muqdisho Shir madaxeedka 28aad ee waddamada IGAD ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdusho iyaddoo halkaas laga soo saaray qodobo ka kooban ilaa 22 oo ay saxaafadda ku akhrisay wasiirka arrimaha dibadda ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenyatta: Qorbojoogta Soomaalida waa in Maalgelin Ku Sammeeyaan Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo gabagabadii shirka IGAD ee Muqdisho saxaafadda kula hadlay hotelka shirka ayaa ammaanay sida Soomaaliya u martigelisay shirka madaxeedka IGAD. Kenyatta oo shirka jaraa’id ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya Oo Ka Laabatay Xayirraadda Qaadka Shir madaxeedkii IGAD ayaa goordhaw lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, qodobbo badan ayaa ka soo baxay shirka waxaana ugu muhiimsanaa arrimaha la xiriira Soomaaliya, Heshiiska la hadalhayo waa midka dhexmaray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirkii Madaxda IGAD Oo Ka Furmay Muqdisho Waxaa goor dhow magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay shirka madaxda wadamada ku bahoobay IGAD, kaasi oo looga hadlayo arrimo dhowr ah oo gobolka ku saabsan. Madaxweynaha dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Uganda Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Soo Gaaray Muqdisho Waxaa goor dhow garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo cago dhigatay diyaarad sidda madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni iyo wafdi uu hoggaaminayo. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaraddii Sidday Madaxweynaha Jabuuti Oo Soo Cago Dhigan Weysay Garoonka Aadan Cadde Wararka naga soo gaaraya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay soo cago dhigan weysay diyaaraddii sidday madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Wararku waxay tilmaamayaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Lagu Soo Dhoweeyay Muqdisho (Sawirro) Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow dhiggiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta kusoo dhoweeyay magaalada Muqdisho. Kenyatta ayaa u yimid magaalada Muqdisho ka qeybgalka shirka madaxda dalalka IGAD…