1 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada Ceelwaaq, Gedo Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al-shabaab ku dhexmaray degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo. Gelinkii dambe ee shalay ayaa dagaalyahanno ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin u Badan Kuwa Hoggaamiye Xisbiyada Mucaaradka Oo Gaarey B/weyne (Sawirro) Maanta oo Jimco ah waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray siyaasiyiin u badan kuwa hoggaamiya xisbiyada mucaaradka ee dalka ka jira. Garoonka diyaaradaha ee B/weyne waxaa lagu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afey “Waxaan Rajeyneynaa In Doorashada Soomaaliya Waqtigeeda Ku Dhacdo” Wakiil ururka IGAD ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey in doorashada Soomaaliya ay ku dhacdo waqtigii loogu talo galay. Wuxuu sheegay Mr Afeey in Madaxda Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Soomaali Ay Ku Jiraan Oo Lagu Xiray Dalka Liibiya Warbaahinta dalka Liibiya ayaa maanta oo Jimco ah waxay baahiyeen in ciidamada dalkaasi ay qabteen Kumanaan Tahriibayaal ah oo Soomaaaliya ay ku jiraan, kuwaa oo doonayey in dalka Talyaaniga u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Kenya Oo Iska Fogeysay Eedeyn Uga Timid Human Rights Watch Dowladda Kenya ayaa iska fogeysay eedeyn dhowaan uga timid hay’adda u doodda xuquuqda aadanaha Human Rights Watch, taaasi oo ku saabsan in Kenya ay ku guuldarreysatay in qaxootiga Soomaaliyeed ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Deegaanka Moqokori Oo Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Faarujiyeen Gelinkii hore ee shalay waxaa deegaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan isaga baxay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee halkaasi ku sugnaa. Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo deegaankaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka C/weli Gaas Oo Sheegay In Guul Uu Ku Dhammaaday Shirkii Madasha Ee Ka Dhacay Muqdisho Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in shirkii Madasha ee kusoo gebogeboobay magaalada Muqdisho looga hadlay arrimo badan islamarkaana uu kusoo dhammaaday shirkaasi guul iyo is faham.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Ka Warbixiyey Howlgallo Ay Ka Sameeyeen Degmadaasi Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa faah faahin ka bixiyey howlgallo ballaaran oo ay ka sameeyeen ciidamada ammaanka degmadaasi iyo deegaanno kale oo ku dhow. Guddoomiye ku xigeenka dhan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Dilay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Xarakada Al-shabaab Howlgal ay si wadajir ah u qaadeen ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in maalinimadii Shalay lagu dilay sarkaal sare oo ka tirsan xarakada Al-Shabaab. Ciidamada dowladda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Tilmaamaha Dowlad Nugeylka Dunida oo ay Soomaaliya Hogaaminayso Sanadkan 2016 Tilmaamaha dowlad nugeylka Dunida ee sanadka 2016 ayaa la soo saaray, kaas oo lagu qiimeeyo xasiloonida bulshada, dhaqaalaha siyaasadda iyo militariga 178 dowladood, iyadoo kala sarreynta dowladaha lagu kala saaro…