1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Maanta Ay Ka Bilaabatay Dhageysiga Dacwaddii Khilaafka Xisbiga UCID Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maata bilowday dhageysiga dacwaddii khilaafka xisbiga UCID ee u dhexeeysay labada garab ee ay kala hoggaamiyaan musharaxa madaxweyne ee xisbiga Jamaal Cali Xuseen iyo Guddomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland oo ka Hadashay War-murtiyeedkii Beesha Caalamka ee Go’aankii kala Qaadista Doorshooyinka Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire oo la hadlay Warbaahinta qaar ayaa sheegay in go’aankii madaxweyne Siilaanyo ee kala qaadista doorashooyinku uu ahaa mid ay Axsaabta siyaasaddu u igmatay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland Oo Mamnuucday Beerista Maandooriyaha Tubaakada Maamulka Jubbaland ayaa digniin u diray dad la sheegay in waxyaabaha maanka dooriya gaar ahaan Tubaakada ay ku beeraan degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasiirka amniga maamulkaasi C/rashiid Janan oo…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka, War UNHCR Oo Iska Fogeysay Eedeyn Uga Timid Human Rights Watch Hay’adda qaxootiga Qaramada Midoobay ee UNHCR ayaa iska fogeysay eedeeymo ay soo jeedisay hay’adda saldhigeedu yahay dalka Mareykanka ee xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch, waxayna UNHCR sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dacwadda Badda Soomaaliya Iyo Kenya Oo Berri Ka Furmeysa Huge Maalinta berri ah waxaa magaalada Huge ee dalka Hollan lagu wadaa iney si rasmi ah uga furanto dacwadda la xiriirta dhanka Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamadda ICJ…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Iyo Ruushka Oo Is Dhaleeceeyay Dalalka Mareykanka iyo Ruushka ayaa is dhaafsaday dhaleeceyn ku aadan dalka Ruushka, kadib markii Mareykanka iyo xulufada ay duqeeyeen goobo ay degan yihiin ciidamada Bashaar Al-asad. Ruushka ayaa duqeynta kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ay Dad Ku Dhaawacmeen Oo Ka Dhacay New York Ilaa 29 qof ayaa ku dhaawacmay qarax ka dhacay Chelsea, Manhattan ee magaalada New York, qaraxan oo dhaawacyo ka dhasheen waxaa uu cabsi geliyay dadka ku dhaqan magaalada. Mas’uuliyiin ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Hobyo Oo Beeniyay Dabeylo La Sheegay Inay Ku Dhufteen Degmadaasi Guddoomiyaha degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa ka hadlay warar soo baxayay maanta gelinkii hore ee sheegayay in dabeylo ay ku dhufteen. Wuxuu sheegay in xaaladda magaalada Hobyo ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dilal Ku Saleysan Aanooyin Qabiil Oo Ka Dhacay Gobolka Sh/dhexe Wararka naga soo gaaraya degaanka Bacaadleey oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya inay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa labo malleeshiyo beeleed oo degaankaasi wada degta. Khilaaf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Rag Lala Xiriirinayo Ururka Daacish Oo Lagu Xukumay Baydhabo Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ee gobolka Baay ayaa maanta oo Sabti ah waxay xukun ku riddey 4 ruux oo la sheegay inay ka tirsanyihiin ururka Daacish. Xukunkan ayaa…