2 daqiiqo Sheeko:Dalka RW Ku Xigeenka Iyo Qaar Ka Mid Ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan Oo Ku Shirsan B/weyne Ra’iisul wasaare xigeenka xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo oo xalay ku hoyday magaalada Baladweyne waxay maanta shirar la leeyihiin odayaasha dhaqanka ee gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Biyo La’aan Ku Haysato Duleedka Kismaayo Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose ayaa waxay sheegayaan in qoysas badan ay biyo la’aan ku hayso deegaanno duleedka ka ah magaaladaasi. Ceelashii ay dadkani biyaha ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Wasaaradda Howlaha Guud oo Ka Hadashay Hoos U Dhac Ku Yimid Shilalka Gaadiidka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa sheegtay inuu hoos u dhac ku yimid shilalka gaadiidka ee ka dhaca maamulka sanadkan 2016 marka loo eego sannadadii ka horeeyey, iyadoo shilalkaasi ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Oo Ka Digey Waddooyinka Shacabka Laga Xirto Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahnaa duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa sheegay in aan loo adkeysan karin waddooyinka magaalada oo si ulajeeddo la’aan ah dhagxaan loogu jaro. Wuxuu sheegay in dhibaato…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Diini Oo Ka Warbixiyey Socdaalkiisii Cadaado Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaalliya C/qaadir Sheekh Cali Diini oo shaley tagey degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa faah faahin ka bixiyey ulajeedka uu degmadaasi u tagey. Wuxuu sheegay wasiirka in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Ruux Oo Ku Geeriyootay Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho (Sawirro) Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax maanta abaare 2-dii duhurnimo ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan nawaaxiga isgoyska Xaawo Taako. Qaraxa ayaa ahaa gaari la sheegay in laga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Degmada Garbahaarey, Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada Garbaahaarey ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu goor dhow ka dhacay qarax waxyeello soo gaarsiiyey dad shacab ah. Qaraxan ayaa ka dhex…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Sheegtay In Isbedal Amni Uu Ka Jiro Magaalada Gaalkacyo Maamulka maagaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay in isbedal amni buuxa uu ka jiro magaaladaasi, wixii ka dambeeyay markii deegaannada Puntland loo diidey iney ka gudbaan gaadiidka ka taga gobollada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Burburin Ah Ka Sameeyey Baardheer, Gedo Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay holwgllo burburin ah ka sameeyeen qaar ka mid ah xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Ciidaman oo watey gaadiidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadeynta Soomaali Ku Xiran India Oo Dib u Dhacday Labo Todobaad Safaaradda Soomaaliya ee India ayaa xaqiijisay in muddo Labo todobaad ah ay dib u dhacday maxkamadeynta muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalka India, kuwaasi oo tiro ahaan gaaraya 119 ruux.…