2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Ciro oo Ka Hadlay Siyaasiyiin Miisaan leh oo ay Wadahadal Kula Jiraan iyo Khilaafka Xisbiga Ucid Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka warramay halka ay marayso wadahadal ay kula jireen siyaasiyiin miisaan leh oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saxafiyiinta Gobolka Awdal oo Ka Dayriyay Waxqabadka Ururka SOLJA Saxafiyiinta ka hawlglasha gobolka Awdal ayaa sheegay iney samaysanayaan urur saxaafadeed si gaar ah ugu adeega danahooda afkoodana ku hadla, iyagoona ku eedeeyay ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA in waxqabadkiisu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Doorashada Oo La Sheegay Iney Saameysay Shirka Jowhar Suldaan Axmed Rashiid Sheekh Shuceyb ayaa been abuur ku tilmaamay warar soo baxaya oo sheegayay in odayaasha qaar ay ka hor yimaadeen sida loo qeybiyay saamiga beelaha gobollada Hiiraan iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Howlgal Ka Billaabay Hiiraan Wararka ka imaanaya degaanka Ceelcali ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in uu ka socdo howlgal ballaaran oo ay ka sameynayaan ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwooda ka socda dalka Itoobiya. Maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Ruushka Ku Edeeyay Ballan Ka Bax Dalka Mareykanka ayaa joojiyay wada hadalka uu Ruushka kula jiray ee ku saabsan dalka Suuriya. Washinton ayaa ku Moscow ku eedeeysay balla- ka bax, iyadoo ku guul-dareystay in Asad ay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaali Ku Xanniban Xerada IFO Ee Kenya Qoysas Soomaaliyeed oo si iskood ah isku diiwaangeliyey iney dib ugu soo laabtaan dalkooda ayaa hadda waxay ku xanniban yihiin xerada IFO, iyaga oo aan haysan nolol wanaagsan. Dadkaan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaalkacyo: Ciidanka Ammaanka Galmudug Oo Howlgal Dad Lagu Qabqabtay Sameeyey Howlgalkani oo lagu sheegay in lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa maanta halkaas ka sameeyay ciidanka ammaanka Galmudug. Wararka laga helayo Gaalkacyo ayaa ku warramaya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Banaanbax Roobdoon Ah Oo Ka Dhacay Puntland Deegaannada uu ka arrimiyo maamulkaa Puntland waxaa maanta ka dhacay banaanbax roob doon ah, kaasi oo ay ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi. Madaxweyne ku xigeenka Puntland Injineer Camey iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Gaaray Baydhabo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed, waxgarad iyo shacab badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Duleedka Magaalada B/weyne Dagaal u dhaxeeyay ciidan la sheegay iney ka wada tirsan yihiin Xarakada Al-shabaab ayaa ka dhacay deegaanka Shaw oo dhanka Galbeed ka xiga magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Dagaalkaan…