1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Degmada Caabudwaaq Oo Dalbadey Qoodadooda 30% Kulan ay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ku yeesheen haweenka degmadaasi ayaa waxay ku dalbadeen in si caddaalad ah loo siiyo qoonadooda ah 30%. Haweenkan waxay sheegeen in waxgaradka degmadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Shil Ka Dhacay Duleedka Muqdisho Shil khasaare kala duwan geystay ayaa maanta ka dhacay deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho. Gaari nooca loo yaqaan UD islamarkaana xamuul sida ayaa la sheegay inuu ku fariin goostay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xilliga Doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Oo La Shaaciyay Ergada ku sugan shirka maamul u sameynta ee magaalada Jowhar ayaa maanta ansixiyay calanka uu yeelanayo maamulka iyo caasimadda oo Talaadadii ay cod ay u qaadeen. Si rasmi ah ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Siyaasiyiin Miisaan Ku lahaa Xisbiga Kulmiye oo Maanta Ku Biiray Xisbiga Mucaaradka ah Ee Waddani Siyaasiyiinta isbahaygsiga isbedel doonka ah ee horey uga tirsanaa Xisbiga Kulmiye ayaa maanta si rasmi ah uga mid noqday xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, kadib kulamo is afgarad ku dhamaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ku Dhintay Madaafiic Ay Tuurtay AMISOM Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in 7 qof oo shacab ah ay ku dhinteen madaafiic ay AMISOM ku tuureen deegaan ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose. Hoobiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaafiic Lagu Weeraray Magaalada Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dhowr madaafiic ah lagu weeraray xalay magaaladaasi. Dhanka galbeed ee magaalada Baladweyne ee xaafadda Howlwadaag ayay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Xallisay Khilaaf Dhanka Canshuuraha ah oo Ka Taagnaa Borama Wasiirka maaliyadda Somaliland marwo; Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay iney xallisay khilaaf u dhexeeyey ganacsatada qaadka Borama iyo waaxda cashuuraha ee Borama. Wasiir Samsam oo booqasho ku tagtay Borama maalinimadii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xoolo Farabadan oo Ku L’aday Roobab Xoog leh oo Ka Da’ay Deegaanka Dallow Roobab dabaylo wata oo shalay ka da’ay deegaanka Dallow oo ka mid ah deegaanada hoos taga Berbera, ayaa halkaasi ku laayey xoolo ari u badan oo lagu qiyaasay ugu yaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Dhacday Ganacsato Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay K/Afrika Ciidamada ammaanka dalka Koonfur Afrika ayaa ku guuleystay iney dilaan burcad Koonfur Afrikaan ah oo dhac u geystay ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan dalkaasi. Mid kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’addee Maamuleysa Lacagta doorashada 2016-ka? Guddiga hirgelinta doorashada dadban ee dalka waxaa ay ku dhawaaqeen in xubnaha u tartamaya labada aqal lacagta murashaxnimada ay ku shubi-doonaan Bangiga Dahabshiil account: 104104638, hadaba waa su’aale yaa lacagtaas…