2 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaasha Ku Sugan B/weyne Oo Gargaar u Baahan Maamulka gobolkaa Hiiraan ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ku sugan yihiin dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada B/weyne. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Kulamo La Leh Mas’uuliyiin Ka Tirsan Puntland Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo ku sugan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa kulamo kala duwan waxa uu la leeyahay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland. Ra’iisul…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Waxaan Ku Baaqeynaa In La Joojiyo Xabadda” Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee u dhaxeeya ciidamada maamulkiisa iyo kuwa Galmudug. Gaas ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharraxiinta Madaxweyne Ee Hirshabelle Oo Maanta Khudbeynaya Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle ay khudbado kahor jeediyeen xildhibaannada baarlamaanka ee maamulkaasi. Xilka madaxweyne ee maamulka Hirshabelle waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Xaaladda Gaalkacyo Oo Lagu Dagaallamay Dagaal u dhaxeeyay ciidamada maamulka Puntland iyo Galmudug ayaa shalay gelinkii dambe iyo xalay fiidkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, waxaana dagaalkaasi geystay khasaare kala duwan. Mas’uuliyiin ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Hiiraan: “Xaalado Adag Oo Nolosha Ah Ayaa Gobolka Ka Jira” Maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in dhibaatooyin xilligani heysta dad barakacayaal ah oo ka soo hayaamay degaanno kamid ah gobolka Galgaduud inay ku tacdareysan yihiin gobolkaasi Hiiraan. Guddoomiye xigeenka gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliyaha Ciidanka Puntland: Annaga Cidna Weerar Kuma Nihin Taliyaha ciidanka Puntland Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) oo ka hadlay dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ka maamul ahaan aaney cidna weerar ku ahayn. Wuxuu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddi Ka Shaqeeya Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Oo La Magacaabay Guddoomiyaha Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa wareysi uu siiyay Goobjoog News kaga hadlay cabashooyin ay qabaan odayaasha reer Shabeellaha Dhexe qaarkood, guddi doorasho oo uu magacaabay iyo qodobo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas Oo u Safray Isku Tagga Imaaraadka Carabta Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta u ambabaxay wadanka Isku tagga Imaaraadka Carabta, xilli magaalada Garoowe uu maanta tagey Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Gaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abaaro ay Xoolo Farabadani Ku La’deen oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sanaag Abaaro laga dayrinayo xaaladooda ayaa ka taagan deegaanno hoos yimaadda Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, waxayna sidoo kale barakicisay abaartaasi dadkii ku noolaa deegaannadaas oo intoodii tamarta lahayd ay u hayaameen…