2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Ka Hadashay Tayeynta Waxbarashada Dalka Wasaaradda Waxbarada Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa waxay sheegtay iney wado Qorshe lagu kala saarayo tayada jaamacadaha ka howlgala dalka gaar ahaan magaalada mugadishu ee caasimadda dalkeena hooyo. Agaasimaha waxbarashada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Dib Ugu Laabtay Cadaado Kaddib Doorashadii Jowhar Madaxweynaha maamulka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo qaar kamid ah xubnaha aqalka sare ee Galmudug ayaa dib ugu laabtay magaalada Cadaado. Wafdigani uu hoggaaminayay madaxweyne Guuleed ayaa magaalada Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roobab Mahiigaan Ah Oo Maasheeyay Degmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya inay ka da’een roobab mahiigaan ah oo dadka iyo duunyada ay si wacan ug diirsadeen. Roobabkani oo ahaa kuwa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Dagaallo Ka Dhacay Sh/hoose Shacab badan oo ku dhaqnaa deegaanka Muuri ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa billaabey in deegaankaasi ay isaga barakacaan kadib dagaallo kusoo noqnoqday halkaasi. Dagaalyahannada Al-shabaab ayaa habeenadii ugu dambeeyay xoojiyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Khasaare Ka Dhashay Roob Ka Da’ay Gobolka Hiiraan Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay roob wata Dabaylo oo ka da’ay deeganno ka tirsan gobolka Hiiraan, gaar ahaan deegaanno dhaca galbeedka gobolkaasi. Roobkan ayaa waxaa ka dhashay fatahaad sababtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka PUNSAA Oo Baaq Nabadeed Kasoo Saartay Dagaallada Gaalkacyo Dalladda bulshada rayidka ah ee Puntland (PUNSAA) ayaa baaq nabadeed kasoo saartay dagaallada ka socda magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. War-saxaafadeed ay dalladu shaacisey ayeey ku sheegtay iney aad uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xiisad Dagaal Oo Saakay Laga Soo Sheegayo Magaalada Gaalkacyo Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in saakay halkaasi ay ka jirto xiisad u dhaxeeysa maamullada Puntland iyo Galmudug, xilli la wado dedaal Labada dhinac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha Oo Hambalyo u Diray Madaxda Cusub Ee Hirshabelle Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa hambalyo u diray madaxweynaha cusub iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Hirshabelle. Qoraal kasoo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa lagu yiri: Ra’iisul…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhaweeyay Doorashada Madaxda Hirshabelle Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay hoggaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay magaalada Jowhar. Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa loo doortay…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle: Taariikhda Madaxweyne Cali Cabdullahi Cosoble Iyo Barnaamijkiisa Cali Cabduulahi Cosoble ayaa goordhaw loo doortay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Cosoble ayaa madax ka noqonaya maamulka federaalka ah kan ugu da’da yar, uga dambeeya dowlad goboleedyada Soomaaliya laga dhisayo. Cali…