2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirro Ka Tirsan Galmudug Oo Puntland Ku Eedeeyay Inaysan Dooneyn Xalka Gaalkacyo Wasiirro ka tirsan maamulka Galmudug oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadlay guddiyo ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland oo qorshaha uu ahaa inay ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug “Madaxweyne Gaas Waxaa Ka Wada Hadalnay Colaadda Gaalkacyo” Isagoo warbaahinta kula hadlayay magaalada Cadaado madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed waxa uu sheegay inay ka xun yihiin dagaallada iyo xiisadaha colaadeed ee weli ka jira magaalada Gaalkacyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Gaandi Oo Looga Guuleystay Doorashada Aqalka Sare Ee Jubbaland Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Soomaaliya Professor Maxamed Cabdi Gaandi ayaa looga adkaaday tartankii xubinnimada aqalka sare oo maanta ka socda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose. Gaandi ayaa cod aqlabiyad…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Jubbaland Oo Ku Wajahan Xeryaha Dhadhaab Wafdi ka socda maamulka Jubbaland ayaa la filayaa in dhowaan ay tagaan xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, iyaga oo dadka Soomaaliyeed kala soo hadli doona arrimo ku aadan kusoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Hirshabelle Oo Yimid Muqdisho Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib safar ay kaga soo ambabaxeen magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe. Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Oo Ciidamo Dheeraad Ah Geysay Degmada Afgooye Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in dowladda federaalka Soomaaliya ay halkaasi geysay ciidamo dheeraad ah kadib dagaal shalay ka dhacay degmadaasi. Goob Joogayaal…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Trisan Booliska Somaliland oo Qoray Buug uu Ku Wacyigelinayo Bulshada Jaamac Yuusuf Xaad oo ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ayaa qoray buug ku saabsan shaqada Boolisku u hayaan bulshada iyo qaabka loogu baahan yahay iney ula dhaqmaan dadweynaha. Buuggan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed “Shacabka Hirshabeelle Hala Shaqeeyaan Maamulka Cusub” Iyadoo maalin ka hor magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe lagu doortay madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa weli jira duubab dhaqan iyo siyaasiyiin aan ku qanacsanayn…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Doorashada Musharraxiinta Aqalka Sare Oo Ka Billaabatay Kismaayo Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose waxaa ka billaabatay doorashada musharraxiinta xubnaha u taagan aqalka sare gaar ahaan qeybta kusoo aaddey maamulka Jubbaland. Kuraasta loo tartamaya waa 8 Kursi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Colaadda Magaalada Gaalkacyo Oo Saameysay Adeegyadii Bulshada Ee Magaaladaasi Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in adeegyadii bulshada ee magaaladaasi aysan u shaqeynin maalmahan sidii caadiga ahayd. Wixii ka dambeeyay markii ay dib uga…