Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Guddoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar, “Yuusuf-dabageed” kadib wareegta ka soo baxday xafiiskiisa. Madaxweynaha dowlad goboleedak Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble oo…