1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya: Dhismaha Darbiga Xadka 75 Cisho Ayaa Lagu Dhameyn Doonaa Dowladda Kenya ayaa sheegtay in 75 cisho gudahood ay ku dhammeyn doonaan dhismaha darbiga ay ka dhiseyso xadka aan rasmiga ahayn ee ay la wadaagto Soomaaliya. Guddoomiyaha Mandhera Fredrick Shisia…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Isticmaalka Soolarka Oo Dalka Kusoo Batey Soolarka oo ah koronto dhaliye ka tamar qaata ileyska cadceedda ayaa hadda waxaa muuqaneysa fahanka isticmaalkiisa in uu ku sii kordhayo dalka Isticmaalka soolarka oo aan sidaas dadka Soomaaliyeed aysan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo Guddi u Saaray Xallinta Khilaafka Gudaha Xisbiga Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa guddi dhex dhexaadin ah u saaray khilaafka soo kala dhexgalay iyo cabashada uu qabo garabka uu hogaamiyo guddoomiye ku xigeenka xisbiga ee Axmed Muumin…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo Sheegay iney Soo Gaartay 1219 Cabasho Dr. Cabdirisaaq Barre guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in muddo labo isbuuc ah gudaheed ay ku qabteen Cabasho gaaraysa illaa 1,219…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka OCHA Oo Ka Deyrisey Xaaladda Dadka Ku Nool Deegaannadii Ay Faarujiyeen Ciidanka Itoobiya Qaramada Midoobaay ayaa waxay ka deyrisey xaaladda ay ku nool yihiin dadka ku sugan degmooyinka iyo deegaannada dhowaan ay ka baxeen ciidanka Itoobiya, islamarkaana ay halkaasi dib u qabsadeen Xarakada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Cadaado Oo Looga Diyaargaroobayo Doorashooyinka Aqalka Hoose Degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud waxaa ka socota qabanqaabada lagu dooranayo xubnaha aqalka hoose ee heer Federaal, iyadoo dhowaan la xareyn doono ergada dooranaya xubnahaasi. Musharaxiinta ku loolamaya kuraasta aqalka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka ICRC Iyo SRCS Oo u Gurmaday Dad Ka Barakacay Dagaallada Gaalkacyo War-saxaafaddeed kasoo baxay ICRC Iyo SRCS ayaa lagu sheegey iney u gurmadeen 60 kun oo qof, kuwaasi oo dhowaan ka barakacay dagaallada ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Wasar-saxaafedeedkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qoysas Ka Barakacay Degmada Qandala, Gobolka Bari Wararka ka imaanaya degmada Qandala ee gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka barakaceen Qoysas badan oo muddo halkaasi ku noolaa. Waxay qoysaskan u barakaceen deegaanno ku dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Qaxootigii Kasoo Laabtey Kenya Oo Cabasho Ah Qaar kamid ah Qaxootigii Soomaaliyeed ee dib uga soo laabtey xeryaha qaxootiga Kenya, islamarkaana ku sugan magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa xilligaan waxay ka cabanayaan xaalado adag oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Dil Ka Dhacay Degmada Waaberi Iyo Dad Loo Xirxirey Koox hubeysan ayaa maanta degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ku dishay qof lagu sheegay inuu shacab ahaa sida ay sheegeen dad ku sugan degmadaasi. Dilkani ayaa ka dhacay dhabarka dambe…