1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Ma Aqbaleyno Iney Maqnaato Xuquuqda Banaadir Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in ka maamul ahaan aysan aqbali doonin in gobolka Banaadir uu xuquuq la’aan noqdo. Waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuud Ka kala Socda Dowladda Federaalka Iyo Beesha Caalamka Oo Ku Wajahan Gaalkacyo Wufuud ka kala socota dowladda federaalka iyo beesha caalamka ayaa ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasoo lagu wado in maanta uu ka furmo shirka wada hadalka nabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamadii La Wareegay Xarunta Doorashooyinka Jubbaland Oo Halkaasi Laga Saarey Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in saraakiisha ciidanka Jubbaland ay ku guuleysteen in xaruntii Daawad ee magaaladaasi laga saaro ciidamo gadoodsan oo xalay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Jamaal Cali Xuseen: Wali Ma aanan Harin Khilaafkii Ucidna Ma uu Dhamaan Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo hoggaamiya garab ka mid ah garabyada is haya ee xisbigaas ayaa saxaafadda u sheegay inaaney wali harin khilaafkii kala dhexeeyay garabka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Gadoodsan Oo La Wareegay Xarunta Doorashooyinka Ee Kismaayo Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamo gadoodsan islamarkaana ka tirsan Jubbaland ay la wareegeen xaruntii doorashooyinka dadban lagu qabanayey ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhalatay Soomaali Lagu Weerary Mareykanka Wararka ka imaanaya magaalada Columbus ee dalka Mareykanka ayaa waxay sheegayaan in rag hubeysan ay weerar ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen dhallinyaro Soomaaliyeed, halkaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Michael Keating Oo Is Hor-Fariisinaya Guuleed Iyo Gaas Waxaa maanta magaalada Galkacyo lagu wadaa in uu ka dhaco kulan heshiis looga gaarayo dagaalka muddada bil iyo barka ah ka socda magaaladaasi. Kulankan waxaa ka soo shaqeeyay Michaela Keating…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Doorashada Dadban Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay Waxaa La Magacaabey guddiga doorashada dadban Ee Somaliland, kaas oo ka kooban 9 xubnood. Hadaba halkan hoose ka akhriso magacyada guddiga:
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hanaanka Doorasho Ee Gobollada Waqooyi Ee Soomaaliya Waxaa la soo saaray qaabka gobollada waqooyi ee Soomaaliya ay uga qeyb-galayaan doorashada dadban ee federaalka Soomaaliya, doorashada aqalka sare ee Somaliland ayaa lagu wadaa in xerada gaadiidka ee magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Olgan Bekar: Turkiga Waxaa Uu Sii Wadi Doonaa Taageerada Soomaaliya Safiirka dalka Turkiga u fadhiya Soomaaliya Olgan Bekar ayaa la sheegayaa in uu ammaaney doorashada dadban ee Soomaaliya taaso oo lagu wado in la soo gabagabeeyo 30-ka bishan. Mr. Olgan…