5 daqiiqo Sheeko:War Dhacdooyinkii Ugu Waaweynaa ee Soomaaliya ka Dhacay Sanadkii tagey ee 2025 Sanadkii dhammaaday ee 2025 wuxuu ahaa mid xambaarsanaa dhacdooyin waaweyn oo isugu jiray guulo, caqabado, khilaafaad, iyo isbeddello istiraatiiji ah oo si qoto dheer u saameeyay jihada siyaasadeed, amni, dhaqaale,…
2 daqiiqo Sheeko:War Turkiga oo Bilaabay Wejigii Koowaad ee Dhismaha Xarunta Hawada Sare (Space Port) ee Soomaaliya Wasiirka Warshadaha iyo Tiknoolajiyadda dalka Turkiga, Mehmet Fatih Kacir, ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisu ay si rasmi ah u billawday wejigii koowaad ee dhismaha xarunta weyn ee hawada sare (Space Port) taas oo laga dhisayo gudaha dalka Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka DEGDEG: Soomaaliya oo si Cad u Taageertay Isbahaysiga Sacuudiga ee Yemen, si Buuxdana uga Hor Timid Imaaraadka Carabta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijisay mowqifkeeda adag ee ku aaddan taageeridda madaxbannaanida, midnimada, amniga, xasilloonida iyo dhuleednimada Jamhuuriyadda Yemen, iyadoo si cad u diiday tallaabo kasta ama faragelin kasta oo wiiqeysa midnimada Yemen ama sharciyadda dastuuriga ah iyo hay’adaha qaranka ee dalkaasi.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Hardanka Sucuudiga iyo Imaaraadka ee dalka Yemen oo isku badelay xiisad Dublumaasiyadeed Xiisad Dublumaasiyadeed oo sii xoogeysanaysa ayaa ka dhex qaraxday Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta, kaddib hardan saameyn ballaaran ku yeeshay xaaladda Yemen, iyadoo labada dhinac ay saacadihii la soo dhaafay is dhaafsadeen eedaymo culus oo ku saabsan jihada uu wajahayo dalkaasi colaadaha muddada dheer ku jiray.
1 daqiiqo Sheeko:War DEG DEG: Yemen oo Cayrisay Ciidamada Imaaraadka dalkeeda joogay iyo Burburka Isbahaysiga Sucuudiga Xaaladda dalka Yemen ayaa gashay weji cusub oo xamaasad leh ka dib markii dowladda Yemen ay ku dhowaaqday inay gebi ahaanba ka baxday heshiiskii difaac ee kala dhexeeyey dalka Imaaraadka Carabta
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Isbahaysiga Sucuudiga oo duqeeyey maraakiib hub siday oo ka yimid Imaaraadka iyo loollanka Yemen oo xoogaystay Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sucuudiga ayaa shaaciyay inay duqayn xaddidan ka fuliyeen dekadda Mukalla ee gobolka Xadramuut ee dalka Yemen, iyadoo lala beegsaday hub iyo saanad milateri oo dibadda ka timid.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka DEGDEG: Xamaas oo xaqiijisay in la diley Afhayeenkoodii Abuu Cubeyda Kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas ayaa shaacisay in la dilay Abuu Cubeyda, afhayeenkii muddada dheer u hadlayay garabka militari ee Xamaas, Qassam Brigades, sida lagu sheegay bayaan rasmi ah oo ay soo saartay kooxda.
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Pakistan oo si adag uga soo horjeesatay aqoonsiga Israa’iil ee Soomaaliland Dowladda Pakistan ayaa kamid noqatay dalalka sida adag uga horyimid tallaabadii xadgudubka ah ee maamulka Israa’iil uu ku aqoonsaday Soomaaliland
1 daqiiqo Sheeko:War DEG-DEG: Thailand iyo Cambodia oo kala saxiixday heshiis xabbad-joojin ah ka dib dagaallo khasaare badan geystay Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Cambodia ayaa subaxnimadii hore ee saaka oo Sabti ah ku dhowaaqday in heshiis rasmi ah oo xabbad-joojin ah ay kala saxiixdeen iyaga iyo dalka dariska la ah ee Thailand.
1 daqiiqo Sheeko:Midnimada Soomaaliya, War Madaxweyne Trump oo Sheegay in Uusan Xilligan Aqoonsan Doonin Somaliland. Wargeyska caanka ah ee The New York Post ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu ka gaabsaday inuu si degdeg ah u taageero aqoonsiga madax-bannaanida Somaliland, inkasta oo uu saaxiibkiisa dhow ee Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, uu qaaday tallaabo uu ku aqoonsanayo Somaliland.