War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Madasha Wadatashiga Uga Socday Muqdisho Waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeeyay shirkii Madasha Wadatashiga qaran uga socday magaalada Muqdisho, iyadoo shirkaasi maanta laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ka kooban. Qodobada War-murtiyeedka waxaa ka mid… 8 daqiiqo
2 daqiiqo Jeneraal Gaafow: Shacabka Gobolka Banaadir Waa Iney Qaataan Kaarka Aqoonsiga Dowladda Hoose Taliyaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda qaranka Soomaaliyeed Jeneraal C/laahi Gaafow oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa ammar ku bixiyey in dhammaan shacabka ku nool gobolka Banaadir ay…
1 daqiiqo Safiirka Mareykanka Oo Warqadaha Aqoonsiga U Gudbiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Safiirka cusub ee Mareykanka u magacaabeen Soomaaliya Stephen M. Schwartz ayaa maanta warqadisii safiirnnimo u gudbiyay wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya mudane Abdisalam Omar Hadliye ka hor inta aanu u…
1 daqiiqo Baarlamaanka Somaliland oo Ansixiyay Heshiiskii Maalgashiga Dekedda Berbera ee DP world Baarlamaanka Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Hargeysa ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay heshiiskii maalgashiga dekedda Berbera ee DP World. Golaha waxaa maanta soo xaadiray xubno gaaraya…
2 daqiiqo Nidaamka Maxkamadda Wareegta oo Markii Ugu Horreysay ka Hirgalaya Somaliland Kulan ay iskugu yimaaddeen illaa 35 xubnood oo ka tirsan shaqaalaha maxkamadaha wareegta, loogana hadlayay nidaamka cadaalad daadajinta, ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa iyadoo kulankana ay soo agaasintay wasaaradda cadaaladda…
3 daqiiqo Cali Khalif: Inaga oo Khaatumo ah oo Maamul ah iyo iyagoo Somailand Oo Maamul ah ayaa ku heshiiyay in aan Wada Hadalno Madaxweynaha Khaatumo Cali Khalif Galeyr oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa beeniyay wararka sheegaya in ay Cali Khalif uu ogolaaday in uu yahay Somailand, isagoo qiray in ay…
1 daqiiqo Somaliland: Waan Ku Faraxsannahay In Galeyr Uu Ogaado Inuu Yahay Somaliland Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay wada hadallo la sheegay inay la galayaan madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr. Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Cismaan Cabdillaahi Saxardiid oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay…
8 daqiiqo Askareynta Kooxda Fethullah Gülen: Sarkaal Ka Sheekeynaya Min Dugsi Sare Ilaa Xeryaha Ciidanka Sarkaal xigeen ka tirsan ciidamada Turkiga oo lagu magacaabo“S.I” ayaa qirasho ka hor sameeyay xeer ilaalinta guud ee gobolka Hakkari ee koofur bari dalkaasi Turkiga. Ninkan oo ka xun natiijada…
1 daqiiqo Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Hay’adaha Samafalka Ah Ugu Baaqay Inay u Gurmadaan Shacabka Buuloburde Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay hay’adaha samafalka ah inay gurmad xooggan gaarsiiyaan shacabka ku dhaqan degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan. Afhayeeenka maamulkaasi Maxamed Nuur Dabaashe oo la hadlay Goobjoog…
2 daqiiqo Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Digniin Kasoo Saaray Howlgallo Ay Ciidanka Danab Ka Sameeyeen Gaalkacyo Mas’uuliyiinta gobolka Mudug iyo kan magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa si kulul uga hadlay howlgal la sheegay in habeenadii lasoo dhaafay ay Koonfurta magaaladaasi ka sameeyeen ciidamada Danab ee dowladda…