2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Trump ma waxa uu doonayaa inuu Tillaabo lamid ah middii Nicolas Maduro ka qaado Madaxweynaha Colombia? Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa weerar af ku qaaday dhiggiisa Colombia, asagoo si adag u dhaliilay Gustavo Petro, islamarkaana ku eedeeyay musuq, hoggaan xumo iyo ku lug lahaanshaha daroogada loo soo tahriibiyo Mareykanka.
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Venezuela Nicolás Maduro oo Maanta Ka Soo Muuqanaya Maxkamadda Federaalka ee Manhattan Madaxweynihii Venezuela, Nicolás Maduro, ayaa maanta la filayaa inuu ka soo muuqdo Maxkamadda Federaalka ee Manhattan, New York, si uu u wajaho eedeymo culus oo ku saabsan dambiyo la xiriira daroogo iyo shirqool caalami ah.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka RODRÍGUEZ OO LA WAREEGTAY HOGGAANKA VENEZUELA KA DIB QABASHADII MADURO Magaalada Caracas maanta waxaa ka dhacay isbeddel weyn oo dhanka sharciga iyo maamulka ah, ka dib markii Maxkamadda Sare ee dalka Venezuela ay amar degdeg ah ku soo saartay in Delcy Rodríguez, oo ahayd Madaxweyne ku-xigeenka dalka, ay si rasmi ah ula wareegto xilka Madaxweynaha kumeel-gaarka ah.
2 daqiiqo Sheeko:War Gaari ay saarnaayeen dad Shacab ah oo kusii jeeday gobolka Galgaduud oo la laayay Wararka ka imanaya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in xalay uu qarax miino ku qabsaday gaari rakaab ah.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka dowladda Venezuela oo war ka soo saartay qabashada Madaxweynehooda Nicolas Maduro iyo xaaskiisa Dowladda Venezuela ayaa sheegtay in aysan ogeyn halka ay ku sugan yihiin Madaxweynihii dalkaas Nicolas Maduro iyo xaaskiisa Cilia Flores, sida ay warbaahinta u xaqiijisay Madaxweyne-ku-xigeenka Venezuela, Delcy Rodríguez.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Colombia oo ciidamo ku daadgureynaysa xaduudka ay la wadaagto Venezuela Madaxweynaha dalka Kolombiya, Gustavo Petro, ayaa shaaca ka qaaday in uu amray ciidamada milatariga Kolombiya in la geeyo xuduudda ay la wadaagto dalka Venezuela, kaddib waxa uu ku tilmaamay “weerarro iyo faragelin ay Mareykanku ka wadaan Venezuela.
2 daqiiqo Sheeko:War Sidee u qabteen Ciidanka gaarka ah ee Maraykanka Madaxweynaha Venezuela iyo xaaskiisa? Madaxweyne Donald Trump ayaa bartiisa Truth Social ku xaqiijiyay in Maduro uu hadda ku jiro gacanta Maraykanka, isagoo sheegay in hawlgalku ahaa mid guul ku dhammaaday.
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qaraxyo waa weyn oo ka dhacay Caasimadda dalka Venezuela ee Caracas Caasimadda dalka Venezuela ee Caracas ayaa lagu soo warramayaa inay ruxeen qaraxyo xooggan xilli hore oo saaka oo Sabti ah (3-da Janaayo, 2026), taas oo dhalisay xaalad deganaansho la’aan ah iyo cabsi ballaaran oo soo wajahday dadka deegaanka.
1 daqiiqo Sheeko:War War Deg Deg Ah: Golaha Ku-meel-gaarka Koonfurta Yemen oo ku dhowaaqay dowlad madax-bannaan Hoggaamiyaha Golaha Ku-meel-gaarka Koonfurta Yemen (STC), Caydarus Al-Zubaidi, ayaa ku dhowaaqay go’aan taariikhi ah oo ku saabsan masiirka gobolkaas, isagoo shaaca ka qaaday inay Koonfurta Yemen noqonayso dowlad madax-bannaan.
1 daqiiqo Sheeko:War Qarax lagula eegtay kolonyada Madaxweynaha Hirshabeelle ee duleedka Jowhar Qarax xooggan ayaa lala eegtay gaadiid galbinayay Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen, xilli ay marayeen inta u dhaxaysa garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar iyo gudaha magaaladaas.