Maamulka Jubbaland Oo Soo Dhaweeyay War-murtiyeedkii Kasoo Baxay Shirkii Madasha Ee Muqdisho Maamulka Jubbaland ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay aad ugu qanacsanyihiin war-murtiyeedkii maalin kahor laga soo saaray shirkii Madasha Wadatashiga ee Doorashooyinka 2016, kaas oo ka dhacay magaalada Muqdisho.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Wasiirkii Hore Baafo “Maamul Gobaleedyada Ayaa Lagala Tashan Doonaa Sugidda Cuntada” Wasiirkii hore ee beeraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Baafo ayaa sheegay in maamul gobaleedyada wadanka ka jira ay kala tashanayaan sidii loo sugi lahaa cunnada loogana hortagi lahaa musiibooyin dhaca. Baafo…
2 daqiiqo Baarlamaanka Da’ yarta Soomaaliyeed oo War Murtiyeed Ka Soo Saaray Shirka Madasha Watashiga Qaran ee Hanaanka Doorashada 2016-ka Baarlamanka Da’ yarta Soomaaliyeed (Somali Youth Parliament) ayaa Goobjoog News soo gaarsiiyay war murtiyeed ay ka soo saareen Shirkii Madasha Watashiga Qaran ee Hanaanka Doorashada 2016-ka ee Talaadaddii lagu soo…
2 daqiiqo Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Muqdisho Oo Ku Baaqay In La Dhiso Waddooyinka Burbrusan Ee Magaalada Qaar ka mid ah shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay maamulka gobalka Banaadir in la dhiso waddooyinka magaalada ee burbursan, kuwaasi oo dhibaato badan dadka ay…
2 daqiiqo Shir Looga Hadlayo Arrimaha Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Kenya Oo Ka Furmay Biljamka Magaalada Brussels ee Dalka Biljamka waxa Maanta oo Arbaca ah ka furmay Shir looga hadlayo sidii dalka loogu soo celin lahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Dalka Kenya. Shirkan waxa…
1 daqiiqo Nalalka Ku Shaqeeya Cadceedda Oo Laga Hirgeliyay Degmada Jalalaqsi Ee Gobalka Hiiraan (Sawirro) Nalalka ku shaqeeya Cadceedda ayaa markii ugu horeysay waxaa laga hirgeliyay degmada Jalalaqsi ee gobalka Hiiraan, iyadoo dad badan ay soo dhaweeyeen horumarkaasi. Maamulka degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in Nalalkani…
1 daqiiqo Madaxweynayaasha Asad iyo Puntin oo Ku Kulmay Ruushka Sida uu sheegay afhayeen u hadlay Kirimilinka, Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad ayaa talaadadii booqasho ku tagay dalka Ruushka si uu wada hadal ula yeesho dhigiisa Ruusha Vladmir Putin. Labada nin…
1 daqiiqo Wasiir Maareeye Oo Sheegay In Kahor Bisha December La Dhisi Doono Maamulka Hiiraan Iyo Sh/dhexe Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay in meel wanaagsan uu marayo qorshaha lagu dhisayo maamulka Shabellaha Dhexe iyo Hiiraan. Waxa uu wasiirka sheegay in markii hore…
1 daqiiqo Saraakiisha Dowladda Ee Gobalka Galgaduud Oo Sheegay In Ay Sii Wadi Doonaan Weerarada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Saraakiisha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee ku sugan gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ay sii wadi doonaan weerarada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab. Korneel Axmed Tareedisho oo hogaaminayay ciidamada dowladda…
1 daqiiqo Maamulka Gobalka Shabellaha Hoose Oo Sheegay In Ay Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab Maamulka gobalka Shabellaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay howlagallo ay ciidamo amniga ka sameeyeen deegaanno ka mid ah gobalkaasi. Afhayeenka maamulkaasi Maxamed Shiine oo la hadlay Goobjoog…