Dhalinyarada Gobalka Gal-gaduud Oo Looga Digay In Ay Ka Qeybqaataan Dagaalada Ka Dhaca Gobalkaasi (Dhageyso) Saraakiisha ciidamada dowladda Federaalka ee gobalka Gal-gaduud ayaa uga digay dhalinyarada ku dhaqan gobalkaasi in ay ka qeyb qaataan dagaalada ka dhaca gobalkaasi, oo aah loo soo adeegsan in ay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Faah Faahin: Kulan Amaanka Looga Hadlayay Oo Ka Dhacay Degmada Baraawe (Dhageyso) Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay kulan balaaran oo amaanka looga hadlayay, kaa oo ka dhacay degmada Baraawe ee gobalkaasi. Kulankaan oo uu ka qeybgalay…
1 daqiiqo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Oo Loogu Baaqay Wax Ka Qabashada Soomaalida Ku Dhiban Xabsiyada Caalamka (Dhageyso) Odayaasha dhaqanka ee magaalada Muqdisho ayaa ugu baaqay Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sahrmaarke in uu wax ka qabto dhibaatooyinka lagu hayo dadka Soomaaliyeed ee maxaabiista ku…
2 daqiiqo Maamulka Gobalka Jubada Hoose Oo Sheegay In Dhawaan Gobalkaasi Ka Bilaabanayaan Mashaariic Hormarineed (Dhageyso) Maamulka gobalka Jubada Hoose ayaa sheegay in dhawaan gobalkaasi ay ka bilaaban doonaan mashaariic hormarineed iyo sidoo kale dib u dhis lagu sameeyo meelo badan oo ka mid ah gobalkaasi.…
1 daqiiqo Cabdi Qeybdiid “Booliiska Gal-mudug Waxaan Leeyahay La Saaxiiba Shacabka Si Nabad Galyo Loo Helo” (Dhageyso) Madaxweynaha maamulka Gal-mudug State Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa fariin u diray ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, taa oo ku aadan in…
1 daqiiqo Wasaaradda Cadaaladda Iyo Arimaha Diinta Ee Maamulka Puntland Oo Fariin Nabadeed u Dirtay Dhinacyada Ku Dagaalamaya Karkaar (Dhageyso) Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha diinta ee Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaano ka mid ah gobalka Karkaar. Wasiirka wasaaradaas Ismaaciil Maxamed Warsame…
2 daqiiqo Barre Hiiraale Oo Ku Eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh In Uu Hareer Maray Dastuurka KMG ee Dalka U Yaala (Dhageyso) Korneel Barre Aadan Shire Barre Hiiraale ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in uu jabiyay Dastuurka KMG ee dalka u yaala. Waxa uu sheegay Barre Oo BBC la…
1 daqiiqo Dhageyso Barnaamij Wareedka Fiidnimo ee Goobjoog FM Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamij wareedka habeenimo ee Goobjoog FM Goobjoog News
2 daqiiqo Axmed Macalin Fiqi oo Ku Dhawaaqay in uu Yahay Musharax Madaxweynenimo Gobolada Dhexe Xaflad balaaran oo maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa musharaxnimadiisa madaxweynenimo ee gobolada dhexe ku dhawaaqay Axmed Macalin Fiqi oo ahaan jirey agaasimihii hey’adda nabad sugidda qaranka. Axmed oo…
2 daqiiqo Duqa Boosaaso “Mataaneyntii Boosaaso iyo Minneapolis Horumar Weyn Ayay La Timid” Duqa magaalada Boosaaso, ahna guddoomiyaha golaha deegaanka magaaladaasi Xasan Cabdalle Xasan oo maanta hadal ka jeediyey furitaankii kalfadhigii 7 aad ee golaha deegaanka ayaa sheegey in mataaneyntii magaalooyinka Boosaaso iyo…