Gudoomiye Aweys Cali Saciid “Qurxinta iyo bilic kusoo celinta Gaalkacyo waa mid socdon doona (Dhageyso) Maamulka Mudug ee Gal-Mudug ayaa sheegay in ay sii socon doonaan mashaariicda xaga hormarinta ee ka socda Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Gudoomiyaha Mudug ee Maamulkaasi Aways Cali Saciid ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Ciidamada Booliiska ee degmada Baraawe oo heegan la geliyay xilliyada habeenkii (Dhageyso) Gudoomiyaha Magaalada Baraawe ee Gobolka Sh/Hoose Baraawe Shaacir Cabdi Cilmi ayaa sheegay in heegan ay galiyeen xiliyada habeenkii Ciidamada Booliska si ay uga hortagaan falal ammaanka ka hor imaan kara.…
1 daqiiqo Xildhibaan Reyte “Raali kama nihin muddo kordhin ku aadan xilliga doorashada ee Somaliland” Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Reyte) oo ah gudoomiyaha gudiga arimaha Gudaha iyo Nabad galyada baarlamaanka Somaliland ayaa sheegay in marnaba aan loo dul qaadan doonin in waqti lagu darsado xilliga…
1 daqiiqo Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada oo Go'aamo kasoo saaray Xallinta Mushkiladda Gobolka Hiiraan Shir ay isugu yimaadeen Guddiga Amniga ee Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada oo loo xilsaaray xallinta mushkiladda Gobolka Hiiraan ayaa laga soo saaray go’aamo…
1 daqiiqo Dhageyso: Shacabka Muqdisho oo aragti kala duwan ka dhiibtay 21-ka October markii ciidamada Qalabka sida ay Inqilaab dalka ku qabsadeen Maanta waxay ku beegan tahay 21-ka October oo ku beegneyd markii dalka Soomaaliya ay 45-sano kahor in qilaab aan dhiig ku daadan ku qabsadeen ciidamada Qalabka sida. Dadka ayaa soo…
1 daqiiqo Wafdi ka socda golaha Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Magaalada Baraawe (Dhageyso) Waxaa maanta magaalada Baraawe ee gobalka Shabeelaha Hoose gaaray wafdi ka socday Qaramada Midoobay islamarkaana qaabilsan dhanka amaanka, kuwaa oo lagu soo dhaweeyay Magaaladaasi. Wafdigaan ayaa markii ay Baraawe gaareyn…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog Fm Waxaan halkaan idiin kugu soo gubinaynaa Barnaamij Wareedka Galabnimo oo qodobo xasaasi ah lagu soo qaatay, C/weli iyo Raaxa Maxamed ayaa soo jeedinaaya, waxaana sidoo kale ku dhex jira barnaamijka…
1 daqiiqo Maxamada Gobalka Banaadir oo dib u dhigtay dhageysiga eedeymaha loo haysto Milkiilaha Shabelle iyo wariye Axmed Cabdi Xasan (Sawiro) Maxkamada gobalka Banaadir ayaa maanta waxaa kasoo hor muuqday Milkiilaha Idaacadda Shabelle Cabdi Maalik Maxamuud iyo Wariye Axmed Cabdi Xasan oo Idaacadaasi ka tirsan,halka xabsiga looga soo tagay Wariyaasha kala…
1 daqiiqo Dhageyso: Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog Fm oo qodobo dhowr ah lagu soo qaatay Waxaan halkaan Idiin kugu soo gudbinaynaa Barnaamij Wareedka subaxnimo ee Goobjoog maanta oo Talaada ah, waxaana Barnaamijka aynu kusoo qaadan donno qodobo isugu jira Warar iyo Wareysiyo. Barnaamika waxaa daadihinaaya…
1 daqiiqo Milkiilaha Idaacadda Shabelle iyo wariyaal la xiran oo maanta maxkamad lasoo taagayo Maanta ayaa lagu wadaa in maxkamada gobalka Banaadir ay kasoo hor muuqdaan Milkiilaha Idaacadda Shabelle iyo Sedax wariye oo la xiran, kuwaa oo dowladda gacanta ugu jira in ka badan…