2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid ka mid ah la taliyaasha madaxwayne Xasan Sheekh oo lala xiriiriyay Al-shabaab Kooxda daba galka xayiraada hubka ee saaran Soomaaliya iyo Ereteria (UN Monitoring group) ee hoos yimaada qaramada midoobay ayaa ku eedeeyay mid ka mid ah la taliyaasha madaxwaynaha dowladda Federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Bandow xalay ka dhaqan galay Kismaayo Bandow lagu soo rogay magaalada Kismaayo ayaa xalay ka dhaqan galay magaaladaasi iyada oo howl gal ay sameeyeen ciidamada amniga ee maamulka ku-meel gaarka Jubba dad badan lagu soo qab…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraan: 30 ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab oo isku dhiibay dowladda (Dhageyso) Ku dhowaad 30 dagaalyahan oo ka tirsanaa Xarakada Al-Shabaab ayaa saacadihii la soo dhaafay iska dhiibay gobolka Hiiraan. Abaanduulaha ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ee gobolka Hiiraan gaashaanle sare Cabdullaahi Barre…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Gawaarida AMISOM oo jiiray baallayaal ku xiran xargaha korontada Gawaari ay wateen ciidamada midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta bur buriyay saddex baalle oo ku yallay wadada Makka Al-Mukarama kuwaas oo la sheegay in saamayn ay ku yeesheen adeegii…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada midoobey oo cambaareysay qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii xalay ka dhacay afaafka hore ee maqaaxida Oromo ee Muqdisho. Danjire…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax khasaare sababay oo mar kale ka dhacay Muqdisho War goor dhow soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in qarax khasaare sababay uu ka dhacay garaash ku yaalla xaafadda NBC ee degmada Hodan. Ilo la isku halleyn…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xukuumadda Soomaaliya oo furtay shir waynaha wada tashiga nidaamka garsoorka dalka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay shir waynaha dib u eegista nidaamka garsoorka dalka. Waxaa shirkan goob joog ka ah wasiirka garsoorka iyo dastuurka xukuumadda Faarax Cabdulqaadir,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka KMG Jubba oo guulo ka sheegtay dagaal ka dhacay Buula Gaduud (Dhageyso) Saraakiisha maamulka ku-meel gaarka Jubba ayaa sheegay in hub iyo gaadiid ay kaga gubeen xarakada Al-Shabaab dagaal labada dhinac ku dhax maray deegaanka Buula Gaduud ee gobolka Jubbada hoose. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xuska sanad guurada 60-aad ee calanka oo xalay lagu qabtay Muqdisho Munaasabad ballaaran oo lagu wayneynayay sanad guurada 60-aad ee calanka Soomaaliyeed ayaa xalay lagu qabtay xarunta ku-meegaarka ee maamulka gobolka Banaadir uu ku leeyahay degmada Heliwaa. Waxaa xaflada ka qeyb…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Shir wayne looga hadlayo garsoorka oo goor dhow ka furmaya Muqdisho Waxaa daqiiqado kadib ka furmaya hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho shir wayne qaran oo diirada lagu saari doono garsoorka dalka. Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in…