1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoonka diyaaradaha Beledwayne oo maalinkii labaad xiran Waxaa maalintii labaad hakad ku jira dhaqdhaqaaqii garoonka diyaaradaha ee Ugaas Khaliif ee magaalada Beledwayne kadib markii saamayn uu ku yeeshay roobabkii 24-kii saac ee ugu dambeeyay ka da’ayay gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada maamulka Jubba oo howl gallo ka sameeyay deegaano ay la wareegeen Ciidamada maamulka ku-meel gaarka Jubba iyo kuwa AMISOM ayaa howl gallo ka wada deegaanadii ay dhowaan la wareegeen ee gobalka Jubbada hoose. Wararka laga helayo duuleedka Kismaayo ayaa sheegaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha dalka oo xariga ka jaray Bankiga Caalamiga ee Somaaliya(IBS) [huge_it_slider id=”66″] Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray Bankiga caalamiga ee Soomaaliya, International bank of Somalia (IBS) kaas oo ku shaqeyn doona shuruucda u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DEG-DEG: Madaxwayne Xasan Sheekh oo gaaray Baraawe Madaxwaynaha dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray magaalada Baraawe oo todobaadkii hore soo gashay gacanta dowladda kadib 6 sano oo ay maamulayeen xarakada Al-shabaab. Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra'iisal wasaare Cabdiweli oo furay wada hadalada dowladda Federaalka iyo maamulka Puntland Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ah u furay wada hadallada xukuumadda Federaalka iyo maamulka Puntland ay ku yeelanayaan magaalada Garoowe. Wada hadaladan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Buulo Mareer ku dhex maray ciidamada huwanta iyo Al-shabaab Iska hor imaad culus ayaa xalay waxa uu degmada Buulo mareer ku dhex maray ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa xarakada Al-shabaab oo weerarka soo qaaday. Dagaalka ayaa bilowday kadib markii…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqriso wax qabadka dowladda Federaalka ee todobaadkii tagay Wasiirka warfaafinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ka war bixiyey horumarka dowladda ee todobaadkii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arimo ay ka mid yihiin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaas:Booqashada ra’iisal wasaaraha waxa ay meesha ka saareysaa khilaafka Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku tilmaamay booqashadii ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya uu ku tagay magaalada Garoowe mid meesha ka saari doonta mad madowgii u dhaxeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada hadallo Garoowe maanta uga furmaya Ra’iisal wasaare Cabdiweli iyo Gaas Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Garoowe ay kulan ku yeeshaan madaxwaynaha maamulka Puntland iyo ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shalay booqasho ku tagay Garoowe. Kulanka Gaas iyo Cabdiweli…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer ilaaliyaha: Goor dhow ayaa la maxkamadeynayaa wariyaasha xiran (Dhageyso) Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka mudane Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dhowaan la maxkamadeynayo wariyaasha ka tirsan idaacada Shabeelle ee ku jira xabsiga dhexe. Axmed Cali Daahir oo wareysi…