1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo dib u furaysa wadada xiriirisa Muqdisho iyo Beledwayne Wasaaradda arimaha gudaha iyo Federaalka ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in dib loo furayo wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Beled weyne. Wasiirka wasaaradaasi Cabdullaahi Goodax Barre oo warbaahinta la…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka cusub ee wasaaradda caafimaadka federaalka oo La dhaariyay Munaasabad ay ka qeyb galeen Guddomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ku xigeenka ra’isul wasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Owqaafta Ee xukuumadda Soomaaliya iyo xubno kale ayaa lagu Dhaarinayay Wasiirka cusub…
1 daqiiqo Sheeko:War Kulan looga hadlay arrimaha haweenka iyo xuquuqda aadanaha oo Muqdisho ka dhacay Waxaa maanta magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay wasiiradda hawenka iyo xuquuqda aadanaha ee xukuumadda soomaaliya marwo Khadija Maxamed Diiriye iyo xubno ka tirsan xafiiska howl-galka AMISOM u qaabilsan arimaha haweenka…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya oo xabsiga dhigtay sarkaal hore uga tirsanaa burcad badeeda Ciidamo ka tirsan nabad sugida dowladda federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku xiray mid ka mid ah burcad badeeda soomaalida oo sanadihii u dambeeyay isku badalay ganacsade. Ciidanka ayaa xalay…
1 daqiiqo Sheeko:War Kay oo Garoowe kula shiray odayaasha dhaqanka Puntland Ergayga gaarka ee qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa maanta Magaalada Garoowe kulan kula qaatay qaar ka mid ah odayaasha Magaaladaasi oo ay ka wada hadleen maamul goboleed…
1 daqiiqo Sheeko:War Biyo la'aan saamaysay dadka iyo duunyada ku nool deegaanka Leego Maamulka deegaanka Leego ee gobolka SHabeelaha Hoose ayaa sheegay in ay masiibo bani’aadanimo dhici doonto hadii aan si dhaqse ah gurmad loogu fidin dadka ku haraadsan halkaasi. Guddoomiyaha deegaankaasi Abuukar…
2 daqiiqo Sheeko:War 370 qof ayaa lagu dilay Kenya tan iyo markii ciidankooda soo galeen Soomaaliya Inta la xaqiijiyay 370 ruux ayaa ku dhimatay,1075 qofna way ku dhaawacmeen gudaha dalka Kenya tan iyo bishii October ee sanadkii 2011 markii ay weeraro Al-Shabaab ka geysteen gudaha dalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:War Ahlu Sunnah oo mar kale dhaliishay maamulka lagu midaynayo Mudug iyo Galgaduud Guddoomiyaha guddiga talada Ahlu Sunnah Waljamaaca Sheekh Cumar Sheekh Cabduqaadir ayaa ku celiyay mar kale in dhabihii saxda ahaa aan loo marin maamul u samaynta gobolada Mudug iyo Galgaduud. Sheekh…
2 daqiiqo Sheeko:War Munaasabad lagu taageerayo madaxwaynaha cusub ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho [huge_it_slider id=”55″] Madax ka tirsan dowladda federaalka iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay kulan lagu taageerayo guushii uu ka gaaray madaxweynaha cusub ee dalka Turkiga doorashadii ka dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:War Garoowe:Nicholas Kay oo maanta la kulmaya wax garadka Puntland Saacadaha soo aadan ee maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in wakiilka gaarka QM u qaabilsan arimaha Soomaaliya Nicholas Kay magaalada Garoowe uu kula kulmo odayaasha dhaqanka magaaladaasi. Wariyaha…