1 daqiiqo Sheeko:War Beeraleyda Shabeellaha hoose oo cabasho u gudbiyay xukuumadda Wasaaradda Beeraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Cabasho ay soo gudbiyeen Guddiga Beeraleyda Gobolka Shabeellaha hoose loo gudbiyay Wasaaradaha Gaashaandhigga iyo Amniga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya. Agaasimaha waaxda…
1 daqiiqo Sheeko:War Dagaal ciidanka dowladda iyo Al-shabaab xalay ku dhex maray Buulo-burte Wararka naga soo gaaraya degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal qaraar uu xalay ka dhacay halkaas. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay xarakada Al-shabaab iyo ciidamada AMISOM iyo kuwa…
1 daqiiqo Sheeko:War RW Cabdiweli oo Cali Maxamuud Maxamed u magacaabay wasiirka caafimaadka Soomaaliya Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa u magacaabay Cali Maxamuud Maxamed (Cali Xareed) wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya. Lama sheegin sababaha Ra’iisal wasaare Cabdiweli Sheekh uu…
1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda amniga oo sheegtay inay ka hor tagtay qaraxyo qorsheysan Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Hay’adaha ammaanka ee Dowladda federaalka Soomaaliya ay ka hor tageen dilal iyo qaraxyo qorsheysnaa oo la doonayay in laga…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaramada Midoobay oo ka digeysa musiibo bini’aadannimo oo ka dhacda Soomaaliya Khuburro ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digay musiibo bini’aadannimo oo ka dhalata abaaro ka dhaca Soomaaliya hadii beesha caalamku aysan si degdeg ah looga hortagin. Bahame Tom, oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka oo heshiis kala saxiixday Dowladaha Soomaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis lagu taageerayo ciidanka booliiska Soomaaliya sida ay gacan uga geystaan dadaallada sugidda ammaanka. Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, James…
1 daqiiqo Sheeko:War Boorama: nin sida dumarka u labisnaa oo la qabtay Ciidammada ammaanka ee magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa shalay xiray nin u dhashay dalka Itoobiya oo xirnaa dharka dumarka, gaar ahaan indha-shareer iyo xijaab, xilli uu kusugnaa suuqa…
2 daqiiqo Sheeko:War Ismaaciil Cumar Geelle oo la kulmay jaaliyadda Soomaalida ee Mareykanka Kulan ay si wada jir ah usoo qaban qaabiyeen jaaliyadda Soomaalida iyo tan Jabuuti Jabuuti ayaa xalay ka dhacay magaalada Minneapolis,halkaasoo ay kula shireen madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti iyo wasiirka maaliyadda…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Lixda gobal ee Koonfur galbeed oo dowladda ku dhaliilay iney shaqsiyaad u xaglinaya. Maamulka Koonfur galbeed ee Lixda gobal ayaa Dowlada Federaalka Soomaaliya ku dhaliilay, in ay taageerayso Maamul Goboleed ay ku sheegeen in ay wataan shaqsiyaad gaar ah. Liibaan Sheikh Shuceyb oo…
1 daqiiqo Sheeko:War Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan oo ka cabsi qaba in markale dagaal ka dhaco gobolka Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in Gudigii Dhaxdhaxadinta ee Dowladda u dirtay dhamaynta xiisadihii ka taagan Degaanno hoos yimaada degmada Beledwayne ee gobolka hiraan ay soo afjari waayeen xiisadaha…