Madaxweynaha Jubbaland iyo Safiirka Ingiriiska oo Kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster oo safar ku tagtay magaalada Kismaayo iyada iyo wafdi ay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Hawlgalka tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya oo u dabaal dagay sanad guuradoodii 10-aad Hawlgalka tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya, oo u dabaal dagay sanad guuradiisii 10-aad ee ka soo wareegatay aas-aaskooda, ayaa sheegay in intii ay ku sugnaayeen Soomaaliya ay wax ka qabteen…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Booqday Ciidankii Lagu Tababarayay Eritrea Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo safar ku jooga dalka ritrea ayaa maanta booqday xerada ay ku jiraan askar Soomaaliyeed, kuwaas oo tabar loo geeyay Eritrea, waxaana…
2 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Safar Ugu Ambabaxay Ereteriya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqasho rasmi ah oo qaadanaysa muddo afar maalmood ah ugu ambabaxay dalka Ereteriya, ka dib markii uu martiqaad ka helay dhiggiisa…
2 daqiiqo Madaxweynaha iyo Ra’iisulwasaaraha oo Shacabka Muqdisho La Tukaday Salaadda Ciidda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisulwasaaraha dowladda federalka Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed kula tukaday salaadda ciidda Adxaa masaajidka Cali Jimcaale oo dhawaan laga dhisay…
1 daqiiqo Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Shacabka Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi wuxuu ugu hambalyaynayaa shacabka Soomaaliyeed munaasabadda maalinta barakaysan ee Ciidda Carafo sanadka 1443Hijriga, guddoomiyaha ayaa u duceeyay shacabka Soomalaiyeed. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Ra’iisulwasaare Xamse oo Shacabka Ugu Hambaleeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed meel waliba ay joogaan waxaa uu ugu hambalyeeyay munaasanbadda ciidul Adxa, sanadka 1443 Hijriga taas oo barri looga dabaal dagayo.…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo ah munaasabad qiimo weyn ku leh diinteenna Islaamka.…
1 daqiiqo Ra’iisulwasaarihii Hore Ee Japan oo Toogasho Lagu Dilay Ra’iisulwasaarihii hore ee dalka Japan Shinzo Abe ayaa maanta jimca ah geeriyooday, kadib markii la toogtay xilli uu la hadlaayay taageerayaashiisa, waxaana la sheegayaa inuu toogtay qof indhaha soo xirtay,…
1 daqiiqo Madaxweyne Xasan oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ku joogay dalka Turkiga, ayaa galabta ka soo degay garoonka caalamiga ah ee Aadan…