1 daqiiqo Sheeko:War Wasaaradda Arimaha Dibedda oo la kulantay gudiga Baarlamaanka u qaabilsan arimaha Dibedda Wasaaradda Arimaha Dibedda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaadatay Gudiga Arimaha dibedda ee Golaha Baarlamaanka Soomaaliya kaasi oo looga tashanayay qaabka loo badalayo Safiirada soomaaliya u fadhiya wadamada…
1 daqiiqo Sheeko:War Maamulka Puntland oo sheegay in uusan saameyn ku yeelan doonin maamulka loo sameenaayo Gobolada Dhexe Maamulka Puntland ayaa ka digay in Maamulo kale ay sheegtaan Gobolka Mudug oo ay sheegeen inuu ka tirsan yahay deegaanada Maamulkaasi. Axmed Muuse Nuur Gudomiye ku xigenka Gobolka Mudug ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar ku tagay degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garbohaarrey ee xarunta gobolka Gedo. Madaxweynaha ayaa markii uu halkaas tagay waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Carruur gaajo ugu geeriyootay degmada Buulo burde Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Caruur aad u da’ yar ay gaajo awgeed ugu geeriyootay degmada Buulo Burde ee Gobalka Hiiraan. Dhimashada caruurtan ayaa timid xilli…
1 daqiiqo Sheeko:War Dhaqtar ka digay in cudurka Ebola uu ka dilaaco Soomaaliya Dhaqtar Soomaali ah ayaa ka digay Qatarta Cudurka Ebola in si sahlan uu ugu fidi karo Soomaaliya. Dr Cisman Faytaan oo ka mid ah madaxda qaybta caafimaadka ee jaamacadda SIU…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaramada midoobey oo taageertay heshiiska maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa soo dhoweeyay heshiiska hal maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ee shalay ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:War Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo saaka howl gallo ka wada suuqa Bakaaraha Waxaa saakay xiran Suuqa Bakaaraha gaar ahaan qeybta daawada halkaasi oo baaritaan ay ka wadaan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Wararka ay helayso Goobjoog FM ayaa sheegaya in wadada 30-ka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano siyaabo kala duwan uga hadlay heshiiska maamullada gobollada dhexe Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay heshiiskii dhex maray maamullada Gobolada dhexe ee Dalka. Xildhibaan Cabdi naasir Gaarane oo u waramay Goobjoog FM…
3 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul W. Cabdiwali: “Xukuumaddaydu waxay soo dhaweyneysaa heshiiska taariikhiga ah ee galabta gaareen maamulladii ka jiray gobollada dhexe” Muqdisho, 30, luuliyo, 2014… Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta heshiis taariikhi ah oo maamul loogu dhisayo gobollada dhexe ee Soomaaliya ugu qabatay magaalada Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:War Ahlu Sunnah iyo Ximan & Xeeb oo ka soo hor jeestay maamul dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday Kadib markii maanta madaxtooyada dowladda federaalka Soomaaliya lagu saxiixay maamul lagu mideynayo gobollada dhexe ee dalka ayaa waxaa durba so baxaya dhinacyo ka soo hor jestay maamulkan. Maamulka Ximan iyo…