1 daqiiqo Sheeko:War Wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed U Diray Hambalyada Ciida Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka diinta iyo Owqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Ridwaan Xersi Maxamed oo ku sugan magaalada Makah ee boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa dadka Soomaaliyeed iyo…
1 daqiiqo Sheeko:War Qaar ka tirsan gobollada dalka oo maanta laga ciiday Waxa ay maanta u tahay malintii koowaad ee ciida dadka ku dhaqan qaar ka mid ah Gobollada Dhexe ee dalka, halkaas oo ay ka taliyaan maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca. Ururka Ahlu…
1 daqiiqo Sheeko:War Lydia Wanyoto oo dadka soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda ciiddul fidriga Siihayaha xilka ergayga ururka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyo AMISOM, Lydia Wanyoto Mutende ayaa manta u dirtay dadka somaaliyeed hambalyo ku aaddan ciiddul fidriga oo manta si weyn looga dabaal-dagay…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweyne Xasan oo ku baaqay joojinta dagaallada ka socda dalka [huge_it_slider id=”40″] Madaxda dowladda federaalka Soomaaliya oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, Ra’iisul wasaaraha, xubnaha G/wasiirrada iyo mudanayaal ka tirsan baarlamaanka ayaa dadweyne fara badan salaadda ciidda kula tukaday…
1 daqiiqo Sheeko:War Nicholas Kay oo shacabka soomaaliyeed ugu bogaadiyay Ciidda soon-furka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa salaan iyo bogaadin kal iyo laab ah u diray dhammaan dadka Soomaaliyeed, iyagoo maanta…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxda dowladda oo shacabka ugu hambalyeeyay farxadda ciidda Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ayaa Warbaahinta ku hadasha afka dowladda federaalka Soomaaliya Shacabka u marsiiyey hambalyada munaasibadda Ciidda Ummadda Soomaaliyeed. “Ummadda Soomaaliyeed, waxaan ALLE uga baryayaa in uu ka…
2 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho iyo guud ahaan dalka oo laga xusay maalinta koowaad ee Ciidul fidriga Maanta oo ah maalintii koowaad ee ciidul fidriga ayaa waxaa magaalada Muqdisho si weyn looga dareemayaa farxadda maalinta wey ee ciida, waxaana muuqata in farxadda iyo damaashaadka ciidda an loo…
1 daqiiqo Sheeko:War Madaxweynaha Soomaaliya oo munaasabadda ciidda hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u direy hambalyada ciidul fitriga oo maanta loo dabaaldegayo. Madaxweynuhu wuxuu yiri “Ii oggolaada…
1 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo qarax lala eegtay ka badbaaday Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamad Xuseen (Muungaab)ayaa ka badbaaday Qarax Miino oo loo dhigay Gaarigiisa. Wax yar ka hor xilliga afurka ee magaalada muqdisho ayaa Gudoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:War Xil.Dalxa: Waa tallaabo wanaagsan hadii la yareeyo safaaradaha Soomaaliya ee dibadaha Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaliyaa ayaa tallaabo wanaagsan oo horay loo qaaday ku tilmaamay hadalkii ka soo baxay wasiirka arrimaha dibadda ee ahaa in la dhimayo safaaradaha ay Soomaliya…