1 daqiiqo Sheeko:War Maamul lagu mideynayo gobollada dhexe ee dalka oo la sameeyay War goor dhow naga soo gaaray madaxtooyada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dowladda Soomaaliya iyo wufuud ka socda maamullada gobollada dhexe ee dalka ay saxiixeen maamul ay ku mideysanyihiin…
1 daqiiqo Sheeko:War Xukuumadda Soomaaliya oo ballan qaad u sameysay mataano dhashay iyagoo isku dhagan Wasaarada Haweenka Iyo Hormarinta Xuquuqul Insanka Xukuumada Federaalka ayaa sheegtay in dalka dibadiisa qalliin loogu soo samayn doono laba gabdhood oo dhashay iyaga oo isaga dhegan Caloosha Iyo Sinaha. Hadalkan…
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho:Waalidiinta carruur iyagoo isku dhegan dhashay oo gargaar dalbaday(Sawirro) [huge_it_slider id=”42″] Wasiirka haweenka iyo xaquuqul insaanka xukuumadda federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa maanta booqatay waalidiiinta caruur isku dhegan oo dhowaan ku dhashay magaalada Muqdisho. Waalidiinta ubadkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Beelo ku dagaalamay Cabuudwaaq oo la heshiisiinayo Meel wanaagsan ayaa lagu soo waramayaa in ay marayaan wada hadallo lagu doonayo in lagu soo af meero xiisado gacan ka hadal ah oo dhowaan ka dhacay Degmada Caabudwaaq ee…
1 daqiiqo Sheeko:War Shacabka Muqdisho oo si weyn uga qeyb qaatay ciidul fidriga Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si weyn isugu soo baxay fagaarayaal ka yaalla magaalada Muqdisho si ay u muujiyaan farxada weyn ee ciidul fidriga. Dadka ayaa intooda badan isugu…
2 daqiiqo Sheeko:War Virginia:Haweeney lala xiriiriyay Al-shabaab oo xabsiga laga sii daayay Haweeneey soomaali ah oo lagu eedeeyay in ay taageero siiso xarakada Al-shabaab ayaa laga sii daayay xabsi Ku yaalla Mareykanka. Haweeneydan ayaa lagu eedeeyay in ay lacago u ururineysay xarakada…
2 daqiiqo Sheeko:War Danjire Cabdirashid Cali Sharma’arke oo La kulmay jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Minneapolis (Sawirro) [huge_it_slider id=”41″] Safiirka dowlada Soomaaliya ay dhawaan u magacawday dalka Maraykanka mudane CabdiRashid Cali Sharma’arke oo axadii gaaray magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo ah halka ay deganyihiin Qurbo Joogta…
1 daqiiqo Sheeko:War Xaalado abaareed oo ka taagan tuulooyin hoos yimaada Gedo Maamulka Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa ka qayla dhaamiyay xaalada abaareed ee ka taagan tuulooyinka hoos yimaada Degmadaasi. Guddoomiyaha Degmada Buurdhubo Xasan Muxumed Cali ayaa ka digay sii socoshada…
1 daqiiqo Sheeko:War Muqdisho: Laamaha ammaanka oo qabtay gaari lagu xiray walxaha qarxa War goor dhow soo gaaray war qabadka Goobjoog FM ayaa sheegaya in laamaha ammaanka ee ka hawlgala Magaalada Muqdishoay goor dhow fashiliyeen gaari lagu xiray walxaha qarxa, xilli uu yaalay…
1 daqiiqo Sheeko:War Yeman: Soomaali ku dhimatay qarax ka dhacay dalka Yeman War naga soo gaaray Magaalada Sanca ee Dalka Yeman ayaa sheegaya in qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay Duleedka Magaaladaasi , qaraxa ayaa waxyeello gaarsiiyay Tahriibayaal Soomaaliyeed oo…